Sign in to follow this  
Qandalawi

Faysal Warabe cries Ethiopia uses Abdi Iley's Maamul to destroy Somaliland

Recommended Posts

Faysal Cali waraabe: "Itoobiya waxay naga adeejisay maamulka gelinka 5naad si loo burburiyo Somaliland

 

 

faysal.jpg

 

 

Xisbiga EPRDF ee talada dalka Itoobiya haya islmarkaana uu madaxda ka yahay males Zanawi ilaa sannadkii 1992 ayaa rumaysan in dalka Itoobiya lagu dhaqo habka loo yaqaano faderaaliga iyagoona sabab uga dhigay in dulmi badan uu ka dhacay dalkaasi ,midda looga gudbi karaana ay tahay in qowmiyad kastaaba loo sameeyo maamul iyo madaxweyne u gaar ah.

Iyadoo waxaasoo wanaaga ay ku jiraan dastuurka dalka Itoobiya ayaan hadana waxaan qofna uusan daah ka saarneyn in dulmigii hore in kan maanta jiraa aysan waxba kala duwaneyn balse ay jirto qiyaanooyin cusub iyo caburin haabsan oo lagu hayo qowmiyadaha ku dhaqan dalkaasi marka laga reebo qowmiyada tigreega ee Malez uu ka soo horjeedo.

 

 

Qowmiyada Soomaalida oo lagu tiriyo dadka ugu tirada badan Itoobiya marka laga yimaado Oromada ayaa waxa ay leeyihiin maamul magac u yaal ah oo markii laga dhameystaba xabsiyada loo dhaadhico sida ku caadada ah maamulka Melez Zanawi oo hadda sii cagacageynaya 21sanood mana muuqato ifafaalo uu kursiga ku baneeynyo

 

 

Sooomaalida Itoobiya iyagoo oo ka mid ah Golaha Federaaliga ee Itoobiya ayaa maalin walba waxaa boob ku haya qowmiyadaha dalkaasi haba ugu badnaatee oromada mana jiraan wax muuqda ay ka qabteen xukuumada federaaliga.

 

Hadaan dib ugu soo laabto ullajeeda qoraakeyga dhawaan ayey aheyd markii xisbiga Mucaaradka Somaliland ucid uu ku eedeeyey cabdi ileey madaxweynaha maamulka gelinka 5naad ee dalka Itoobiya uu dad badan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda beelaha ugu tunka weyn Soomaaliland qaarna la dilay qaar kalana xabsiga loo taxaabay.

 

 

 

 

Sidoo kale Faysal cali waraabe madaxa xisbiga Ucid ee Somaliland ayaa xukuumada melez ku eedeeyey in ay burburineyso Somaliland iyadoo u adeegsaneysa maamulka gelinka 5naad inkastoo uusan cadeyn waxa uu ulajeedo in itoobiya ay burburineyso Somaliland,balse waxaa hadalkiisa ka muuqday Faysal caro aad u xoogan oo ku aadan dowladda Itoobiya.

 

 

Dadka daraaseeya arimaha siyaasada dalka Itoobiya ayaa rumeysan in Malez Zanaawi uu ku guuleysatay hadafkeedii uu ka lahaa Dalka Soomaaliya waxii ka danbeeyey burburkii dowladdii dhaxe ee Soomaaliya kasoo ku aadanaa kala qeyb qeybi oo xukun.

 

 

Xuluumada meles Zanaawi oo xiriir wanaagsan la leh maamulada Somaliland iyo Puntland sidoo kalana u balan qaaday in ay ka difaaceyso waxii dhib ah ee uga yimaada koonfurta Soomaaliya ayaan wali cadeyn moqifkooda ku aadan gooni isku taagna Somaliland,waxayna labada dhinac dhawaan kala saxiixdeen heshiis ay Itoobiya kula wareegeyso maamulka dekada berbera.

 

Rashidcade101@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

What an irony! The mother of all ironies. The man who coined the famous quote "A boy born in Adis is closer to me than one born in Mogadishu" is crying against Melez and the Ethiopian abuse.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ooh yeah Dayniile website hates Somaliland and post fabricated stories, right? It's not about the source is the story that comes to you as a shock. Admit it.

 

It's not only you, I'm shocked as well that, of all people, this should come from the mad secessionist like Waraabe. Abdi Iley's damage is hurting some in Hargeisa I guess, and Ethiopia is not the expected closer brother in Adis than Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Actually it was 3 times, they do make slips like that when they have an Agenda like with that incident. But what do they have against SL in particular at this time, I wondered. Besides if you go to the main page, most of their reporting, almost 90%, is inline with what other websites write so who is to say that this particular report does not fall in the category.

 

Admit it waryaa, you did not like this and immediately jumped to criticize the source loooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;759609 wrote:
they do make slips like that when they have an Agenda

Good boy ,,,, it is all about Agendas then. U shoul've known from the get to go :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Jacaylbaro;759611 wrote:
Good boy ,,,, it is all about Agendas then. U shoul've known from the get to go
:D

I doubt they have any agendas. Dayniile and other related sites are more eager to criticize puntland than somaliland and that is because they fear they will alienate you guys further. An example is how often do you see Amin drawing anti somaliland cartoons compared to puntland? very rarely.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Waraabi crying the help of the closer son of Xabashi. Retrack babe..

 

Qandalawi, unless you bring a successionist site as source, they will never accept regardless.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somaliland make them go crazy -ignoring all the facts & success on the ground againest all odds! and they want us to unite with thm!!!!

BTW faisal is not the president or gov't official.....Is he worse than George Bush ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this