The Zack Posted November 18, 2011 Madaxweyne Shariif iyo Madaxweyne Gaandi oo Nairobi ku kulmay kuna gaaray heshiis kulan xasaasi oo socday in ka badan laba saac iyo bar ayaa xalay saqdii dhexe ku dhex maray magaalaada Nairobi Prof Gaandi Madaxwenaha dowlad goboleedka Azaaniya iyo Sh. Shariif Madaxweynaha DKS. kulanka oo ay markii hore Wasiiro goob joog ka ahaayeen iyo dublumaasiyiin kale ayaa markii nusa saac uu socday ka dib albaabada u xirtay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Azaania Prof Gaandi iyo Madaxweynaha DKM Soomaliya Sh Shariif Sheekh Axmed waxayna ku lafa gureen xaaladda wadanka marayo, xiriirka dowlad goboleedka Azaania iyo dowladda KMG, howlgalka mallateri gobbalada Azaania ka socda iyo mad madowga soo kala dhexgalay dadka reer Azaania iyo Madaxweyna soomaaliya. kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay oo ee yeeshaan Prof Gaandi iyo Sh. Shariif inta loo Gaandi Madaxweynaha dowlad goboleedka Azaania ayaa qodobadii la isla meel dhigay waxaa ka mid ahaa 1) in xariirka dowladda KMG iyo dowlad goboleedka Azaania la xoojiyo mad madowga jirayna dib loogu laaban 2) in caqabad danbe dowladda KMS ku noqon habsami u socodka xoraynta goballada Azaania iyo qaab dhismeedkiisa. 3) inaan hogaamiyo kooxeed iyo jabhadayn loo ogolaanin gobalada Azaania 4) in dowladda KMG soomaaliya waxay xaqa ugu leeyihiin gobolada Azaaniya la garab istaagto dhan walbo 5) in qaab dhismeedka dowlad goboleedka Azaaniya waafaqsan yahay axdiga dowladda KMG una dhanyihiin dhamaan dadka udhashay goboladda Azaaniya ciddii wax tabanaysana la la hadlo 6) in dowladda Keyya iyo dowladda Soomaaliya xarii kooda sare loo qaado Kenyana loogu mahadceliyo 20 sano qaxootiga Soomaalida haysay iyo garab istaaga ay u samaysay shacabka soomaaliyeed. kulankanoo ahaa mid xasaasi ah si saraaxad ahna loo wada hadlay ayaa ku dhamaaday farxad iyo is gacan qaad iyo wada shaqayn buuxda inay wada yeeshaan masuuliyiinta waxayna ku balameen in kulumada joogtada ah badiyaan. Kulanka labada masuul ayaa daaqada ka saaray wixii is afgaranwaa ee labada dhican ka jiray albaabadana u furaya bog cusub oo ay yeeshaan DKS iyo dowlad goboleedka Azaaniya oo iyadu dhawaan ku soo biirtay maamul goboleedyada dalka ka jira isla markaana ah maamul deegaan ku saleeysan lagana dhoowrayo xasilinta iyo daganaansho in ay u horseedo shacabka labada Jubbo iyo Gedo oo ay si gaar ah u diloodeeyn labaatnakii sano ee la dhaafay duulaano iyo faragalin kaga imaneeysay meelo fog fog oo deegaanka ka baxsan. Jubbalandnews.com Nairobi, Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 Shariif has finally been forced to stop opposing Azania. I am not sure how can exactly that was done but it was done. He has changed his stance and now fully the support the Azania State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2011 ^LooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooL Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 ^I know right! Somalis can't meet by themselves, foreigners make them meet. Qashiimiin dheh LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2011 ^You are oblivious or choose to ignore the humiliation being inflicted on Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 18, 2011 The man has to save his own reputation, the hypocrisy of objecting the intervention was hilarious, I support the Shariif either way, oppose or not oppose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 Che, How am oblivious yo? I am fully informed and do care. This is just a bad era for all Somalis. We will have to work with what we got for now. Somalia shall come back insha'allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 Somalia;759540 wrote: The man has to save his own reputation, the hypocrisy of objecting the intervention was hilarious, I support the Shariif either way, oppose or not oppose. He was kinda humiliated but hey he agrees with me now , regardless of who made him change his mind, the new decision is good for all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2011 African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia http://www.nytimes.com/2011/11/18/world/africa/african-union-may-send-ethiopian-troops-to-somalia.html?_r=1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2011 ^We should welcome them Zack :-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 Che -Guevara;759545 wrote: ^We should welcome them Zack :-) HELL NO! Are you nuts? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2011 ^Why not, they are fighting AS too? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 18, 2011 Don't be naive, sir, and compare oranges with apples. Would Palestinian accepts peace-keeping forces from Israel? Would they accept them from Turkey? See the difference? By this time we should all agree that we need foreign force to get the stability back, we also should know where the foreign forces should be from. All sane Somalis (except that are dreaming) are for the Kenyan intervention. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 18, 2011 How reliable is jubaland news how do we know for sure they reached an agreement Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 18, 2011 :D:D Heshiiskaas ma Jinni ayaa marqaati ka ahaa! from where you get this news, jubbalandnews.com:D bring anything else other than this. Bring also : Location, Date, any Picture.. Quote Share this post Link to post Share on other sites