Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2011 Shalay (14 Luulyo, 2010): Faarax: Ciidamada Safka hore yaan la geyn (Soomaaliya) Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay inay nasiibdarro tahay in iyadoo la isticmaalayo magac Soomaaliyeed dhibaato iyo qaraxyo loo geysto ummad kale. Faarax Macalin wuxuu sheegay in qaraxyadii ka dhacay Kampala ay ahaayeen kuwo foolxun oo ay geysteen kooxo argagixiso ah. Faarax Macallin, wuxuu xusay in dowladda iyo shacabka Uganda ay abaal fiican u galeen dadka Soomaalida oo si weyna loo soo dhaweeyay, iyadoo waddanka Uganda uu yahay kan kaliya ee baasaboorka Soomaaliga loogu galo loogana baxo. Guddoomiye-ku-xigeenku, wuxuu sheegay dowladda Kenya ay qaaday talaabooyin kasta oo ay ku xoojinayso ammaanka dadkeena iyo waliba Geeska Africa. Faarax Macallin, mar uu ka hadlaya xaallada Soomaaliya, wuxuu sheegay inuu ka soo horjeedo in ciidamo ka socda safka hore la geeyo Soomaaliya, wuxuuna balanqaaday in ciidamo ka socda Kenya aysan gali doonin Soomaaliya . Faarax Macallin, Guddoomiye-ku-xigeenka baarlamaanka Kenya, wuxuu sheegay in faragalintii ciidamada Itoobiya ay xaaladdii xilligaasi jirtay uga sii dareen, oo kooxaha fikiradaha xagjirka leh ay ka faa'ideysteen, wuxuuna ka digay inaan mar kale loo baahnayn in ciidamo safka hore ka socda la geeyo Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2011 Maanta: (25 Oktoobar, 2011): Faarax Macalin: Shariif Kismaayo kama taliyo, waxa ka taliya waa Alshabaab Gudoonka Barlamanka Kenya ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo baxay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ee uu kaga soo horjeestay soo galitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Kenya oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay hadalkii kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasi oo ku aadanaa in dowladda KMG aysan raali ka ahayn soo galitaanka Ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya. Faarax Macalin ayaa waxaa uu sheegay in Soomaaliya kaliya ay ugu baxayaan Ciidamada Kenya hadii dowladda KMG ay sugayso amaanka xadka ay la wadaagaan labada dal, waxaana uu sidoo kale sheegay gudoomiye ku xigeenka in dowladda Kenya ay Soomaaliya u gashay inay baacsato Al Shabaab ayna sugto amaanka dalkeeda. Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Kenya ayaa waxaa uu intaasi ku daray asagoo careeysan yiri “Shariif kismaayo kama taliyo, waxa ka taliya waa Alshabaab “, Al Shabaabna muddo 13-sano ay dhibaato ku hayeen dalka Kenya iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sidaasi daraadeed uu tilmaamay in Kenya ay ka go’antahay in meesha ay ka saarto Al Shabaab. Ugu dambeyn ayaa Faarax Macalin waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Madaxweyne Shariif, isagoo sheegay in Kenya ay ku gashay Soomaaliya wada xaajood ay la gashay dowladda KMG Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 17, 2011 There is no qabyaalad in Faarah Moalim's heart. You got that wrong. If he had qabyaalad in him, he wouldn't have supported Maxaakimta over his cousin, Yey. Shalay: War on the GOOOOOOD Maxaaakim Today: War on Al-Shabaab Al-Shayaadiiin. Hopefully, we see the difference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2011 Will the real please Faarax stand up and tell us why his opinion changed. Mise the real Faarax tolraac ee ka tahay waxaas. Eesh caleeg. Qabyaalad waa qurun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 17, 2011 looooool@MMA I will offend people but I wish I could ask people just what qabiilkooda muxuu yahay maanta? . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2011 Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad ....... Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 17, 2011 Jacaylbaro;759232 wrote: Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad ....... Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat. True daaat! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted November 17, 2011 Farah macalin is scum runtii,just because you can speak somali doesnt mean you are somali.jaale said barre was the one who came up with that idea.he is kenyan and should stick to being kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 17, 2011 Che, waxaan waa yaab. Yaabna mar mar wey dhaaftay. I had a little respect for Faarax, but I had lost it since uu Kiinyaatigaan duulaankooda u alalaasaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 17, 2011 MMA...N people I will jump through hoops to defend these sort of people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted November 17, 2011 TFG don't control kismayo.Shabab controls. Tfg had agreement with kenya on the situation. Kenya is protecting it's interest. The bombs in Kampala was againest humanity & uganda is friend of somalis. We want get rid off Shabab. He is right of all these...wat else the guy said that can be clannish or misconstrued. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 17, 2011 What ever Farah Macalin has done right or wrong. He is only accountable to his voters in Kenya. I suggest everyone to focus on their own politicians, that could lead to more constructive solutions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 17, 2011 Farah Macallin would not be in Hargeisa if that is Qabyaalad ....... Yesterday Alshabab were not operating along the Kenyan borders and he was stu^*d not to foresee that but today he realized the threat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 17, 2011 Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted November 17, 2011 Xaaji Xunjuf;759255 wrote: Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker. When and where did he say he supports sl quest for statehood. Quote Share this post Link to post Share on other sites