Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2011 Dr. C/qaasim oo kasoo horjeestay soo galitaanka Kenya ee Somaliya Qaahira : (Sh. M. Network) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa waxa uu sheegay inuu kasoo horjeedo soo galitaanka ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya. Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle isagoo ku sugan Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa uu kasoo horjeestay soo galitaanka Ciidamada Kenya ee wadanka Soomaaliya taasi oo uu ku tilmaamay inaysan aheyn mid toosan. C/qaasin ayaa waxaa uu sheegay in Kenya ay daris la tahay Soomaaliya, isagoo sheegay inay xaq u leedahay inay difaacdo qaranimadeeda, hase ahaatee looga baahnaa inay ku ekaato Xuduudeeda, isagoo ugu baaqay dowladda Kenya in Ciidamadeeda ay kala baxdo gudaha dalka Soomaaliya. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa waxaa uu tilmaamay inaysan suuro gal aheyn in Kenya ay duqyso dal iyo dad madaxbanaan aysan xaq u laheyn sida uu sheegay, wuxuuna kula taliyay in Kenya iyo wadamada reer galbeedka ah ee taagayrayay inay joojiyaan duqeymaha Kenya ay sheegtay inay ka fulinayso Soomaaliya. Deegaano ka mid ah gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo ka tirsan Kenya kuwaasi oo dalka usoo galay inay la dagaalamaan Xarakada Al Shabaab oo ay ku eedeeyeen inay amaan dari ka gaystaan Xadka dalkaasi uu lawadaago Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2011 Wali waxa nool dad damiir leh waleh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 14, 2011 Xaaji Xunjuf;758421 wrote: Wali waxa nool dad damiir leh waleh. Why are you insulting Zack and Abtigiis:-) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 14, 2011 Che war abtigis doesn't support the Kenyan invasion he supports the Azanian invasion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 15, 2011 Che -Guevara;758429 wrote: Why are you insulting Zack and Abtigiis:-) LOOL. Xaaji has different definition for Damiir dee. Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle isagoo ku sugan Magaalada Qaahira ee dalka Masar Good step by the asylee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2011 Abdiqaasim = Cabaadweyne .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted November 15, 2011 I have always like Abdiqasim despite somalis smear campaign against him. He is a good man and he is saying this for the good of the country. I see in this forum some (general duke) who malign the names of any sensible somali intellectual. Is it envy or stu.pi.dity, I don't know. But if we do not respect our learned people, are we content with perpetuating anarchy and disorder? Professor Samatar's, Ali K. Galaydh, Abdiqasim are all good breed of somali intellectuals. I see kids sitting here saying the professors only wail and talk. Well, that is all they can do, and telling the right words is a measure of doing something good. After all, they can't jump onto a tank and fight Alshabab, nor does the environment in somalia allow them to come down and do politcial campaigns locally. Kuwa dadka ku eedeeya dhib unbuu sheegayaaye muu xal sheego are simpletons. These intellectuals always offer recommndations. But no one is listening to it. Does that mean they should stop making their point and all go home? NO! I don't support the kenyan invasion. I support the annihilation of Alshabab. Give me that by all means. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2011 and you say Abdiqasim did not have the opportunity to do something ?? ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites