Saalax Posted November 10, 2011 Buulle Oo Ka Mid Ahaa Maamuulkii Rajiimkii Siyaad Barre Ee Shacbiga Reer Hargeysa Gumaaday Sideetamaadkii Oo Lagu Khaarajiyey Muqdhisho. http://oodweynenews.com/news/119914-buulle-oo-ka-mid-ahaa-maamulkii-rajiimkii-siyaad-barre-ee-shacbiga-reer-hargeysa-gumaaday-sideetamaadkii-oo-lagu-khaarajiyay-muqdisho.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Knight of Wisdom Posted November 10, 2011 AUN to Buulle ! Is funny how SNM (Somaliland) murdering, massacring people in Awdal, Sool, Sanaag since 1991 and yet claim to have been "wronged" by Siyaad Barre's government, which was only defending itself. MOVE ON -----> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 10, 2011 AUN Buulle, hadda wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Dawladda Soomaaliya... marka haddii la dhaho yaa la shaqeeyay Dawladdii Siyaad Barre dad badan ayaa soo galaya oo uu ka mid yahay Siilaanyo.. micno ma keeneyso haddii qof walbo oo ka mid ahaa Dawladdii hore loogu yeero magacyo xun.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Knight of Wisdom Posted November 10, 2011 Gaacuur;757280 wrote: AUN Buulle, hadda wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Dawladda Soomaaliya... marka haddii la dhaho yaa la shaqeeyay Dawladdii Siyaad Barre dad badan ayaa soo galaya oo uu ka mid yahay Siilaanyo.. micno ma keeneyso haddii qof walbo oo ka mid ahaa Dawladdii hore loogu yeero magacyo xun.. Siilaanyo (Part of Siyaad Barre's Government) continued his Warlordism and massacring thousands of civilians in Northern Somalia from 1980s- till the present day. Mujahid Buule, and many men like him, returned to rebuild their country Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 10, 2011 . Wakhtiga la khaarajiyay Mr Buulle ayaa ku doodayay Guri uu hantidii ummada reer Somaliland uu ka dhacay xilliyadaasi oo uu kaga dhistay magaalada Muqdisho ee Somalia. Mr Buulle ayaa la sheegay gurigaasi oo uu ka dhistay hantidii shacbiga reer Hargeysa uu xoogga kaga qaaday xilligii maamulkii Rajiimkii Siyaad Barre ee uu ka amar u taaglayn jiray gobolkan Hargeysa la sheegay markii uu shalay subax u tagay qoys ku jiray gurigaasi ilaa 1991-kii oo uu ka dalbaday inay uga baxaan gurigiisa, murankaasi ku dhex maray qoladii guriga ku jirtay lagu khaarajiyay Mr Buulle. Isla markaana goobtaasi ku geeriyooda. According to the article he was killed while he was trying to get back proberty and not in duty for TFg, what some claim here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 10, 2011 According to the article he was killed while he was trying to get back proberty and not in duty for TFg, what some claim here. According to the interview with Macalin C/lle Gudoomiyaha degmada Dharkinley waxaa loo dilay si kama ah.. Guddoomiyaha degmada Dharkiinley Macalin C/lle Cali ayaa VOA u sheegay in dilkii Xildhibaan Aden Buule Max'ed oo maanta lagu dilay Muqdisho ay ka dabeeyeen ciidamo ka tirsan Dowladda Somalia. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in dilkaasi ku dhacay si kama ah. Shilkan ayaa dhacay kaddib markii baabuur uu watay xildhibaanka ay ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa bar koontarool ay rasaas ku fureen markii uu diiday inuu istaago. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkani yahay mid khalad ah isla markaana haatan la baarayo sababta uu dilkaasi u dhacay. Xigasho: VOA Somali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 10, 2011 Gaacuur read properly the news says Buulle committed crimes against Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 10, 2011 What crimes he committed against People of Hargeysa? Tell me i wanna know it... or haddii ay tahay Dawladdi Siyaad Barre ayuu ka mid ahaa taa lama dhihi karo crime.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted November 10, 2011 Salax, do you think Gaamuur and his likes care about who commied crimes? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Knight of Wisdom Posted November 10, 2011 Gaacuur;757318 wrote: What crimes he committed against People of Hargeysa? Tell me i wanna know it... or haddii ay tahay Dawladdi Siyaad Barre ayuu ka mid ahaa taa lama dhihi karo crime.. Gaacuur, these people are sick. The SNM militia invaded Hergeisa and Burco simultaneously, resulting in the systematic killings of Government Employees and their families in Burco and Hergeisa by the SNM militia. After that, as any Government would do, Siyaad Barre's government attacked Hergeisa and Burco, targeting ONLY the SNM rebels and the homes they were hiding. People fled the cities way before Somalia's Government counter-attacked the SNM to LIBERATE Hergeisa and Burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted November 10, 2011 Salax, do you think Gacmuur and his likes care about who commied crimes? they care? First my name is not Gacmuur, Secondly, what makes you think i don't care?! i just said being (officer) in Siyad Barre's regime doesn't make anyone criminal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 10, 2011 Saalax;757262 wrote: Buulle Oo Ka Mid Ahaa Maamuulkii Rajiimkii Siyaad Barre Ee Shacbiga Reer Hargeysa Gumaaday Sideetamaadkii Oo Lagu Khaarajiyey Muqdhisho. http://oodweynenews.com/news/119914-buulle-oo-ka-mid-ahaa-maamulkii-rajiimkii-siyaad-barre-ee-shacbiga-reer-hargeysa-gumaaday-sideetamaadkii-oo-lagu-khaarajiyay-muqdisho.html Mayd Canaante.. Chill out.. Say AUN the dead man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 10, 2011 A_Khadar little boy kk dhuusha ayaan ka idhi AUN. Qofku maha inu markasta AUN qoraalka ka daho. Quote Share this post Link to post Share on other sites