Knight of Wisdom Posted November 7, 2011 This website has reported something that is being reported by all SNM websites. It's very biased and completely false. Now, we truly know that not only Faroole is against SSC, but the people of Puntland (Reer SSDF) as a tribe are against SSC as well. Note: Look at the Freudian slip. Their agenda is to back up the SNM, and accidentally said "Bariga Burco" instead of "Bariga Ceerigaabo". lol http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=11941&z=2 Ceerigaabo:(Allpuntland)-Wararka lagahelayo degmada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa kusoo waramaya in halkaas maanta duhurnimadii ay Malayshiyo hubaysani ku weerartay xubno kamid Wafti halkaas kusugan oo kasoo jeeda deegaanada SSC kuwaasoo katirsan maamulka Somaliland islamarkaasna kulan qado ah la qaadanayey dadka ku abtirsada dhanka bari ee Ceerigaabo. Wararku waxay intaas kudarayaan in Kooxdani ay weerar xoogleh ku qaaday goob ay kuwada qadaynayeen Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda bariga Burco ee ku abtirsada dhanka Sanaag ee Puntland iyo Mas’uuliyiin deegaanadaas kasoo jeeda oo uu kamid ahaa Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo uu weheliyey taliyaha guud ee ciidanka Asluubta Somaliland oo ay isku reeryihiin. Wararka ayaa xaqiijinaya in Malayshiyo hubaysani ay weerartay goobta islamarkaasna ay rasaas culus isweydaarsadeen Ilaalada Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo kooxdii soo weerartay goobta uu wasiirku ku sugnaa, Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in ay dhowr qof ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen weerarkaas oo ay warar iskhilaafsani kasoo baxayaan cidii ka danbaysay wallow la xaqiijiyey in malayshiyo beeleed ay soo qaadeen, Waxaanan weli weerarkaas ka hadlin saraakiisha la weeraray iyo xubnaha kale ee uu horkacayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ee kusugan magaalada Ceerigaabo oo u jooga dhamaynta khilaaf beeleed ka dhexeeya Beelo wada dega dhinacyada Ceerigaabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 7, 2011 It was never ITS to betray. Paranoia is not a good thing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 7, 2011 Shame on Allpuntland.com, now what? Quote Share this post Link to post Share on other sites
omar12 Posted November 7, 2011 seriously who gives a damn, why are you pretending like its so important. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 7, 2011 why report the news if Allpuntland don't know much of who is who in this conflict? I don;t think it was intentional but out of ignorance! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 7, 2011 ^^ Your location has changed ... Finally see the bigger picture? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 7, 2011 ^What location? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted November 7, 2011 You went from "Erigavo, Sanaag, Somaliland" to "...Somalia" Quote Share this post Link to post Share on other sites