Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government sends Ministerial delegation to sanaags Capital Ceerigaabo

Recommended Posts

Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

 

Weftigan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo, iyada oo ay ka hor tageen markii ay Weftigu galayeen

 

Weftigan maanta gaadhay Magaalada Ceerigaabo oo uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), waxaana Weftiga ku wehelinayey Wasiirada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Axmed Cabdi Xaabsada, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac, Taliyaha Ciidanka Taraafikada, Afhayeenka Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin iyo Masuuliyiin kale.

 

Weftigan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo, iyada oo ay ka hor tageen markii ay Weftigu galayeen Magaalada Ceerigaabo Masuuliyiinta Gobolkaasi, Salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan, isla markaana loo gudbiyey Guriga Martida Magaalada Ceerigaabo oo ay caawa u hoydeen.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka hadlay Ujeedada socdaalkooda ayaa sheegay in ujeedada socdaalkoodu tahay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Daminta shaqaaqadii ka dhacday Magaaladaasi.

 

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay kulan la yeelan doonaan Beelaha ay Shaqaaqadu ku dhex martay Magaalada Ceerigaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

In the Next week a group of Elders from the house of elders will visit the sanaags Capital Ceerigaabo to solve the differences between the various Communities in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Sure. lol

 

In the coming months, a REAL "House of Elders" chamber will be created in Somalia (Hadraawi might be in it lol) to ease the tensions that has been between various Somali clans in Somalia, from North to the South. Not like your so-called of "house of elders" whom are nothing but criminals and gangsters put together to mislead the World into thinking there is some sort of justice and democratic way of live in North-Western Somalia's Waqoyi-Galbeed region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Knight of Wisdom;756014 wrote:
They send a "Minister of Traffic" to Ceerigaabo to ease the tensions? LOOOOOL

The interior Minister the spokesmen of the Kulmiye party the Minister of information

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this