oba hiloowlow Posted November 4, 2011 Beri waan baxaaya oo Dalka ayaan booqani doona for 2 month marka safar salaama ayaan idin leeyahay reer SOL, sawiro qurux badanaa waan so sawira thread cusub aan furi doono baan gelinayaa, marka intaas baan idin leeyahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted November 4, 2011 Safar wanaagsan ilaahayna ha ku nabad yeelo Oba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 4, 2011 Geedi socod wacan, duqa. Eebba hakuu sahlo. Keep us posted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 4, 2011 Oba have a safe trip walaalkiis, and dnt forget ayeeyo magaladeed inaad so indhaindheesid (and ofcourse visit LA if its safe enough) either way take tons of pics back home regardless of which city you visit..we would love to see them. as for a tip waxa layidhi qof hadad wax yar sisiisid yacni hadiyada iyo waxaas line dheer oo dhamaneen baa lugu so gali marka kaad wax sisid bal ku dheh afkaaga buqul u tolo inshallah ull be back safely..we will add u in our prayers! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted November 4, 2011 Say insha'alah.. Safar Salama waryaa Oba.. Have a safe trip insha'alah.. Try to get some pics from Buulo Xuubey now known (Buulo Beezaani).. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 4, 2011 safar wanaagsan oba ilahay hakula garab galo safarkaaga take care saaxib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted November 4, 2011 might see you in Mogadishu. have a safe journey saxib! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted November 4, 2011 Oba, safar salaama, and be safe sxb. Haddee Aaliyyah-na dardaarankeedii waa maqleysaa:D waxay kaa sugaysaa sawiro badan in aad LA ka soo qaadid. Anigana waxaan kaa rabaa qori cusub oo AK-47 ah in aad postada iigu soo dirtid. No just kiding. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted November 4, 2011 Safar salaama, Oba. Ilaahay nabad ha kugu gaadhsiiyo nabadna ha kugu soo celiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 4, 2011 showqi looool wiilka in la xidho miyad rabta, kulaha ak-47. Aduu aado so qaado salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 4, 2011 Safar salaama Oba. waiting for the pictures ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted November 4, 2011 Aaliyyah, waan iska kaftamyey walaal.................Oba ayaan doonayey in aan ka qoslisiiyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 4, 2011 Safar Salaama Oba....sharta shabaabka iyo wixii xunba Ilaah hakaa badbaadiyo, qiirada badan ee TFG inay kaa ba'do ayaan filayaa markaad indhahaaga ku soo aragto qaabka wa u socdaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted November 4, 2011 ninyahow, bal intaad faataxa muraad akhrisaan, shababka uduceeya, Oba sawiro inaadan so qaadina ayaa iga talo ah, hadii kale,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 4, 2011 Showqi I know you were joking, so was I dahhh salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites