Sign in to follow this  
Coofle

Somali Nursery Rhymes

Recommended Posts

Coofle   

Nostalgia is great.

 

Back home I used to hear mothers Singing to their beloved babes in order put them to sleep or calm them when they cry.

If a baby is not responsive to his favorite rhyme then the mother would know that there is something wrong with him.

 

Let us dedicate this thread to that lyrics that were sung with genuine and infinite love.

 

I will start with this one.......

 

adoo xalxaleetinaaya

-adoo xeebaha gudbaaya

-adoo xamar yare ku jooga

-adoo gabdho xoominaaya

-ayaan xalay kugu riyooday

 

 

Aah aah,,,,Hadii aanad luuqda hayn dhadhan ma leh ogoow.

 

Bal adna Soo qor wixii aad maqli jirtay....:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

I am sure a man with a Afro is ladies man..but i am not sure about the Xamar part thou? Did u made it to Xamar horta sxb? :)

Tan ka waran:-

 

Huwa huwa huwaa

Hooyadaa ma joogto

Kor iyo koonfur ay jirtaa

la la la la la......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Cawaale;755367 wrote:
I am sure a man with a Afro is ladies man..but i am not sure about the Xamar part thou? Did u made it to Xamar horta sxb?
:)

Tan ka waran:-

 

Huwa huwa huwaa

Hooyadaa ma joogto

Kor iyo koonfur ay jirtaa

la la la la la......

loolzz I remember this one too

Hooyadaa Ma joogtoo

Kabaheegay qaadatay

Kor iyo koonfur aaday

Geel-jire helyaa mooyi

Geed seexataa mooyi.......I think it went something like that..

 

I am pretty sure it is xamar, In this context Xamar yare is not the City "Mogadisho" it means a horse. (a beautiful horse)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Cawaale;755367 wrote:
I am sure a man with a Afro is ladies man..but i am not sure about the Xamar part thou? Did u made it to Xamar horta sxb?
:)

Tan ka waran:-

 

Huwa huwa huwaa

Hooyadaa ma joogto

Kor iyo koonfur ay jirtaa

la la la la la......

I was about to post that one !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Coofle;755322 wrote:
Nostalgia is great.

 

Back home I used to hear mothers Singing to their beloved babes in order put them to sleep or calm them when they cry.

If a baby is not responsive to his favorite rhyme then the mother would know that there is something wrong with him.

 

Let us dedicate this thread to that lyrics that were sung with genuine and infinite love.

 

I will start with this one.......

 

adoo xalxaleetinaaya

-adoo xeebaha gudbaaya

-adoo xamar yare ku jooga

-adoo gabdho xoominaaya

-ayaan xalay kugu riyooday

 

 

Aah aah,,,,Hadii aanad luuqda hayn dhadhan ma leh ogoow.

 

Bal adna Soo qor wixii aad maqli jirtay....:cool:

caadi ma ahan....thanks for sharing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Cawaale;755367 wrote:

Tan ka waran:-

 

Huwa huwa huwaa

Hooyadaa ma joogto

Kor iyo koonfur ay jirtaa

la la la la la......

Cawaale, naga daa dee.....Heestani waa heestii ay Booyaasooyinka, walaashaa kaa weyn, Eedada, ama Habaryarta ay qaadi jireen marka ilmaha yar looga tago, oo ay Hooyadu guriga ka maqantahay

 

Fiiri yaah:

 

Huuwaya Huuwa

Habartaa ma joogo (Hooyadaa wey maqantahay ;))

Kabaheedii qaadatay

Kabax kabax u socotay

 

Bal anigana tan iga qabta, badanaa Hooyooyinku heestan waxay qadaan marka uu ilmahoodu oohinta joojinwaayo

 

Ayaa dilay oo dagaalay

Ayaa duur kulul ku jeexay

Ninkii dilay ee dagaalay

Ninkii duur kulul ku jeexay

Dagaal baa naga dhexeeya

Iyeeyoow oo iyeeyaaa

 

Intaas uun baan ka xusuustaa,,,,,,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ayaa dilay oo dagaalay

Ayaa duur kulul ku jeexay

Ninkii dilay ee dagaalay

Ninkii duur kulul ku jeexay

Dagaal baa naga dhexeeya

Hooyaa jecleyd tan. Tan iyo sheekooyinkii Beenhawaas. Ar maxaa sheekooyinka Beenhawaas jecleen markee noo sheegi jirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

@Showqi..LOL. Brother, it is Nursery Rhymes. It doesn't matter who it is sang by.

 

Maskin, tan hadda anakoo waaweyn eyba nagu adagtahay fahamkeeda, anakoo yar yar maxaa u maleehee..?

Waa nalagu tacadiyay ma is tiri? :D

 

Waxaan soo xusuustay mid reer xamar oo iskoolka looga soo diray in uu xifdiyo gabaygii Sayidka ee "Koofile"..Aabahiis uu u geestay in uu ku caawiyo xifdinta. Maxaa kala raacay hee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Cawaale, I was pulling your leg sxb:D Nuunayaasha heestoota ugu caansan waa Huuwaya huuwa. Siiba Xamar iyo nawaaxigeeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

@Bluelicious ... Loooolzz at the song, Who iz this girl ?

 

@showqi ,,, Here is another part

 

Ayaa dilay oo dagaalay

ayaa Dakharada ku jiiday

Ninkii dilay dayni maayo

Dagaal baa naga dhaxeeya

dab iyo qool baan u qaadan.......Huwaay huwaayaa...

Ma naaskii baa gabnoobay

Gabnoobay ood godol ka wayday

ma geelii baa arooree

arooroo oon ku raagay

ma aabaa kaa socdaalay

socdaaloo socod ku raagay

 

keep reminding me guys..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Maskin, tan hadda anakoo waaweyn eyba nagu adagtahay fahamkeeda, anakoo yar yar maxaa u maleehee..?

Waa nalagu tacadiyay ma is tiri?

This along with other Hees Hawleed, Helped children to know and get familiar with somali language and culture.....I used to understand this since I was able to speak...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this