Somalia Posted October 29, 2011 That's the question AllSanaag is asking, it looks like they were right. 70 odd so students have returned because they couldn't even understand the alphabet, clearly showing the southern region's distribution of scholarships were a joke. Todobaatan ka mid ah Ardaydii heshay deeqda Waxbarasho ee dalka Turkiga ayaa dalka dib loogu soo ceshay gaar ahaan magaalada Muqdisho. Ardaydan oo la sheegay markoodii hore in ay Imtixaanka ku galeen Magaalada Muqdisho,ka dibna loo qaaday Dalka Turkiga ayaa waxay u badnaayeen Arday ka soo jeeda degaanada ay degto Beesha uu ka soo jeedo Gudoomiyihii hore ee Maxaakiimta hadana ah Madaxweynaha KMG Sheekh Shariif sida Magaalooyinka Adan yabaal,Cadale,Jowhar,Qalimoow ,Balcad iyo xaafad ka mid Magaalada Muqdisho ee Kaaraan. Ardaydan la soo ceshay ayaa waxa Imtixaan Jamacadeed iyo mid dugsi sare looga qaaday dalka Turkiga hase ahaatee qaarkood waxay garan waayeen Xarfaha farta Soomaaliga iyo Carabiga ka kooban yihiin , iyada oo sidoo kale qaar ka mid ahi ay ku adkaatay sida qalinka loo qabsado marka wax la qorayo ama la xardhayo oo lagu barto xanaanada ama malcaamad Quraanka. halka ka akhriso maalmo ka hor arintan maqaal aan ka qornay www.allsanaag.com/Details.asp?id=8081 Dad Soomaliyeed oo badan ayaa waxay horay u aaminsanaayeen in gudaha Soomaaliya uuna Imtixaan cadaalad ka dhicin oo ardada loo qaaday dibada aya ahaayeen kuwo lagu qaaday qabiil ,eex iyo kuwo sida la sheegay laaluush laga qaatay Dawlada KMG Soomaaliya ayaa labadii Sano uu madaxweynaha ka ahaa Sheekh Shariif waxay Sanad walba Numberka kowaad ka gelaysay Caalamka Dalka aduunka ugu musuq maasaqa badan ,arintan deeqda waxbarashaduna waxay noqonaysaa mid ka mid ah Ceebihii iyo Fadeexadihii uu horay Sheekh Shariif iyo xulafadiisu ay Soomaaliya u soo hooyeen Too much emphasis on 4.5 leads to funny fails like these. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted October 29, 2011 war ninyahow, i know of a boy, who was in the top 20 overall, and second in kenya, turkiga ayaa qaadatay, but he never went, because of lack of direction. He is in nairobi, safaarada wax caawimaad oy uheeysao malahan,. Lakiinse weey kufiicantahay in lasoo celiyo, waayo dadkii istaahilay wax barashada oo ku baasay imtixaanki waa laga tagay, oo dad aanan ehel u eheyn waxbarasho ayaa lala orday, haidinka saarto, Quote Share this post Link to post Share on other sites