Sign in to follow this  
The Zack

Sheikh Shariif's Fear

Recommended Posts

The Zack   

Tix gabay su’aaleed ku socota Sh. Shariif Sh. Axmed

 

Nabad baa naq lagu doogsadiyo naas la nuugo lehe

 

Nabad baa adduun lagu dhaqaa lagu nagaadaaye

 

Wax kaloo la Naxal daajiyaa nuxur ma yeeshaane

 

 

 

Nabsi ha isku heeryayn adduun galinba waa nooce

 

N@cas iyo nin liitaa xumaan hawgu nacam laynin

 

Waa waxa Namruud iyo Fircoon naarta loo galine

 

 

 

Nafta waxaad ka reebtaa waxay kaa nahyiday Diintu

 

Ha namiimin waligaa runtaa kuu nasteexa ahe

 

Nasab laysma dheeree ka joog kibir ku naanaabsha

 

 

 

U nugloow masaakiinta iyo kaan nasriga haysan

 

Ha ka noqon nuqdadahaad fashay iyo nidarka aad qaaddo

 

Nashiid iyo ahow geesi aan cidi ka niib keenin

 

 

 

Adigoon naxwaha aad u baran naadiq ha is moodin

 

Nasiib waxaan Allaba kuugu darin ha u nidaamoonin

 

Ha naqdiyin islaan kale adoon taada naf u haynin

 

 

 

Bujumbuura nuubiga dagaan naado ugu yeeran

 

War adigana nasaabyada ku helay kaaga nixi maayo

 

Nisbadeeda ii sheeg adaa doontay naaraha e

 

 

 

Micnaha ereyada:

 

Naxal: Malab. Nahyidid: Wax la iska reebay. Namiim: Kan dadka isku dara. Nasri: Nolol. Nuqdad: Ra’yi ama dhibic. Nidar: Wacad. Nashiid: Firfircoon. Niib keenid: Lib keenid. Naadiq: Aftahan ama afhayeen. Niddaamo: Tiiraanyo. Naqdin: Dalliilid. Nuubi: Magac qowmiyad ama qabiil. Bujumbuura: Magaala madaxda Burundi. Nasaab: Burcad, qowlayste. Nisbo: Mustawe ama micne. Naar: Dab ama dhibaato

 

Waxaa tiriyay Abwaan Cabdi Ibraahim Magan (Cirjir)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Zack is citing Shabaab website to prove Kenya is fighting Shabaab. :D

 

Zack you're trying a little too hard. Give it a rest mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Khadar, this dude doesn't make sense half of the time and I wholeheartedly denounce what he said in this video. He was trying to provide reasons why people should fight the shabaab but he has used bad analogy. It totally went wrong there!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

A Somali Kenyan official trying to tell us how to run our country is no different than Somali Ethiopian, American or Afghani. Foreign entity is all their interest lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacpher;754703 wrote:
A Somali Kenyan official trying to tell us how to run our country is no different than Somali Ethiopian, American or Afghani. Foreign entity is all their interest lies.

wackiest comment you ever posted on sol. There is no such thing as Ethiopian Somali and Kenyan Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

The Zack;754704 wrote:
wackiest comment you ever posted on sol. There is no such thing as Ethiopian Somali and Kenyan Somali.

Oo boowe maxaad uga reebtay Somali American? Unless that rings true for you. :D :D :D Jimce wacan sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this