Jacaylbaro Posted October 24, 2011 Xiriirka cusub ee Kenya la bilowdey Somaliland Dawladda Kenya ayaa dib u soo nooleyneysa siyaasada xagaldaacinta ee ay Soomaaliya ku hayeen muddooyinkii la soo dhaafey, waxaana maanta booqasho ku tegey magaalada Hargeysa ee xarunta u ah maamulka Somaliland ergey uu soo direy raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga kaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey Hargeysa, waxaana uu cod dheer ku sheegay in Raysalwasaaraha Kenya Raila Odinga booqan doono Hargeysa taas oo calaamad u ah sida Kenya uga shaqeynyeso kala goynta dalka iyo qaybintiisa, booqashadaas oo noqon doonta mid aan sharciyada caalamiga ah meel looga heleyn laakiin muujineysa in uu yahay cadaadis la saarayo Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya in ay oggolaato dhamaan waxa Kenya dooneyso. Gelitaanka ciidanka Kenya ee gudaha Soomaaliya oo aan ahayn mid haysta wax sharciyad ah ayaa taageero u noqon kara kooxaha mayalka adag ee dagaalada ka wada Soomaaliya isla markaana ay ku heli karaan dhalinyaro badan oo jihaad doon ah kuwaas oo lagu dagaal geliyo xoreynta Soomaaliya. BACAAAAAAAAAAAC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 24, 2011 dadku beryahaan aad bay u ciiyayaan bacaacdu ha socoto Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 24, 2011 Budhcad bacaaaceed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 25, 2011 Wait until u see the Sharif's Bacaac .... lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Knight of Wisdom Posted October 25, 2011 Seems like our countrymen up in North-Western Somalia, who have been living in a self-imposed isolation for 21 years are frustrated with Kenya's Military intervention in exterminating Al-Shabaab and it's leaders, such as Godane from Southern Somalia. I wonder why? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites