Sign in to follow this  
General Duke

Jig-Jiga: Local authority arrest armed SNM militiamen : Pics

Recommended Posts

Horta kaalay nimankaan 'long-footed'-ka ah as coined by Abtigiis, waligood waa lasii cayrsadaa miyaa oo waa laga dhulbalaarsadaa, ilaa waagii Cali Dhuux gabayga tolnimee gubaabada aha utiriyay... Walle hada inaan gabaygaasoo kale soo celin/tirin doono :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Qandalaawi,

 

In truth, the timing is right for a modern rendition of Cal-Dhuux's "Doqonkii long-foot' ahaa Doollo laga qaadye". The Aware I knew 15 years ago is so different to the one today where the people Xaji Xundjuf says has dual citizenship are elected from for Parliament. Things have changed, but is that not to be expected? In Fiq zone, the 'long-foot' has taken (about 200 kms) from oromos in the last decade or so. Waa iska caadi hadii la is riixo and I believe there is more than enough land for everybody. Laakin as I said earlier Xaaji Xanjo believes in la boobo dhul dad kale maadaama long-foot preoccupied ku yihiin Tigre. It is an argument we face from the grassroots as we try to explain why it is important to pay little attention to small land grappig by fellow somalis and why the focus has to be on the big prize of crushing black colonialism. Markaa hawsha iska wada laakin dee yar tartiibiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Lol@qandal, ok ma gabaygii "Gun baan ahay gambo cad baan xidhnahay, iyo gadh naagoode Gashaantida sideedoo kalaan, guur u sugayaaye, Anigiyo hablaha loo galmoon, waa gudboonnahaye, Jeeraan gamboolka iska rogo, guudka iga saaran, ********ka noo soo gabyow, waa gar xaajaduye" by Ali dhuux?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Dagaaladii Ka Dhacay Killilka Shanaad Ee Dalka Itoobiya

 

Hargeysa (HWN) Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay Dagaalo Maalmihii u dambeeyey Beelo wada dega Kilalka shanaad ee Itoobiya ku dhex maray Deegaankaasi, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba lahaa, waxaanay sheegtay in aanay jirin dad cadaw ku ah Itoobiya oo dhinaca Xadka Somaliland uga gudbay.

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin iska hor imaadka Beelaha halkaa wada dega ku dhex maray, waxaanu sheegay in Xukuumadda Somaliland kala Shaqaynayso Itoobiya sidii arintaasi loo xalin lahaa.

 

Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay u warameyey Wargeyska Saxansaxo ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo xidhiidh jaarnimo oo wanaagsan, isla markaan wixii ku soo kordha Xadka labada dhinac ay ka shaqaynayaan sidii loo soo afjari lahaa.

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi

 

Dawladda Itoobiya oo aanu jaarnahay, xidhiidh Ganacsi iyo dhinacyo kaleba wadaagno, had iyo jeerna si walaaltinimo ah oo jaarnimo leh aanu arrinka ku dhameyno, waxaanu cadaynaynaa in aanay jirin dad Cadow ku ah Nabadgelyada Itoobiya oo Somaliland ka tegey oo ay Xukuumaddu ka war hayso, waxaanu ka xunahay in dadkaasi ku dhaqan Ismaamulka Deegaanka Somalida Itoobiya ay qulqulatooyin dhex maraan.

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaasi ku daray oo uu yidhi Dagaalkan waxa uu ka dhacay Gudaha Dalka Itoobiya, hase yeeshee waxa labada Dal ka dhaxeeya Xidhiidh xaga Nabadgelyada ah oo saameyn ku yeelan karta isku socodka labada dal, welina toos labada Dawladdood wada hadal arintaasi ugama ay yeelan, laakiin waa arin ka socota Gudaha Dalka Itoobiya, waxaananu jecel nahay in Nabadgelyo arintaasi ku soo dhamaato

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed C/laahi Cumar waxa uu sheegay in Dawladda Itoobiya iyo Somaliland ay dhawaan kala saxeexdeen Heshiis dhinaca iskaashiga Nabadgelyada iyo Wada shaqaynta ah, waxaanu yidhi Waxa jiray heshiis laba Dawladdood Dawladd degaanada Somalida Itoobiya iyo Somaliland ku saxeexeen Diradhaba sanadkan aynu imika ku jirno badhtankiisii, heshiiskaasi waxa ugu door roonaa in labada Dal ay ka wada shaqeeyaan xaga Nabadgelyada iyo isku socodka, heshiiskaasi halkiisii buu yaalaa waanu dhaqan galay, wada shaqaynta labada dalna si wanaagsan bay u socotaa, arintana waa arin u baahan in loo kuur galo sidii ay wax u dhaceen, labada Dalna ay iska kaashaadaan sidii wax looga qaban lahaa, markaa waa heshiis yaala oo labada Dalba ay dhaqan galiyeen.

 

Sidaan hore u cadeeyey waa arin ka dhacday Dalka Itoobiya Gudihiisa waxaana gacanta ku haya Dawladda Itoobiya Baadhitaankeeda iyo wax ka qabashadeeda, wax ale wixii gacan xaga Somaliland looga baahdana diyaar ayey u tahay inay gacan ka gaysato sidii xal loogu dhameyn lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wait a minute so Qandalawi will play Cali dhuux adan Gorayo, Abtigis will play ina cumar dage and Zack will play Qaman Bulxan where is Ngonge he can play Salaan carabay or oodweyne can play Ismacil Cigaal Bulaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;753429 wrote:
Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Dagaaladii Ka Dhacay Killilka Shanaad Ee Dalka Itoobiya

 

Hargeysa (HWN) Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay Dagaalo Maalmihii u dambeeyey Beelo wada dega Kilalka shanaad ee Itoobiya ku dhex maray Deegaankaasi, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba lahaa, waxaanay sheegtay in aanay jirin dad cadaw ku ah Itoobiya oo dhinaca Xadka Somaliland uga gudbay.

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin iska hor imaadka Beelaha halkaa wada dega ku dhex maray, waxaanu sheegay in Xukuumadda Somaliland kala Shaqaynayso Itoobiya sidii arintaasi loo xalin lahaa.

 

Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay u warameyey Wargeyska Saxansaxo ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya uu ka dhaxeeyo xidhiidh jaarnimo oo wanaagsan, isla markaan wixii ku soo kordha Xadka labada dhinac ay ka shaqaynayaan sidii loo soo afjari lahaa.

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi

 

“Dawladda Itoobiya oo aanu jaarnahay, xidhiidh Ganacsi iyo dhinacyo kaleba wadaagno, had iyo jeerna si walaaltinimo ah oo jaarnimo leh aanu arrinka ku dhameyno, waxaanu cadaynaynaa in aanay jirin dad Cadow ku ah Nabadgelyada Itoobiya oo Somaliland ka tegey oo ay Xukuumaddu ka war hayso, waxaanu ka xunahay in dadkaasi ku dhaqan Ismaamulka Deegaanka Somalida Itoobiya ay qulqulatooyin dhex maraan”.

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaasi ku daray oo uu yidhi “Dagaalkan waxa uu ka dhacay Gudaha Dalka Itoobiya, hase yeeshee waxa labada Dal ka dhaxeeya Xidhiidh xaga Nabadgelyada ah oo saameyn ku yeelan karta isku socodka labada dal, welina toos labada Dawladdood wada hadal arintaasi ugama ay yeelan, laakiin waa arin ka socota Gudaha Dalka Itoobiya, waxaananu jecel nahay in Nabadgelyo arintaasi ku soo dhamaato “

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed C/laahi Cumar waxa uu sheegay in Dawladda Itoobiya iyo Somaliland ay dhawaan kala saxeexdeen Heshiis dhinaca iskaashiga Nabadgelyada iyo Wada shaqaynta ah, waxaanu yidhi “Waxa jiray heshiis laba Dawladdood Dawladd degaanada Somalida Itoobiya iyo Somaliland ku saxeexeen Diradhaba sanadkan aynu imika ku jirno badhtankiisii, heshiiskaasi waxa ugu door roonaa in labada Dal ay ka wada shaqeeyaan xaga Nabadgelyada iyo isku socodka, heshiiskaasi halkiisii buu yaalaa waanu dhaqan galay, wada shaqaynta labada dalna si wanaagsan bay u socotaa, arintana waa arin u baahan in loo kuur galo sidii ay wax u dhaceen, labada Dalna ay iska kaashaadaan sidii wax looga qaban lahaa, markaa waa heshiis yaala oo labada Dalba ay dhaqan galiyeen.

 

Sidaan hore u cadeeyey waa arin ka dhacday Dalka Itoobiya Gudihiisa waxaana gacanta ku haya Dawladda Itoobiya Baadhitaankeeda iyo wax ka qabashadeeda, wax ale wixii gacan xaga Somaliland looga baahdana diyaar ayey u tahay inay gacan ka gaysato sidii xal loogu dhameyn lahaa”.

 

Good response from the Somaliland government

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;753397 wrote:
The Baligubadle Community in yoocale and dacawaly are double citizens both Ethiopian and Somaliland they have their Somaliland papers and documents that does not mean the Somaliland government or army was involved in silly Clan wars.

It's tragic neighbors kill each other.. But Somalialnd gov, if it's one, doesn't involve in clan wars is silly itself. Marka oday XX ku noqo taas... I am for peace between people, the rest my rear..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar again governments of nations do not keep themselves busy with Silly Clan wars in no mans land in Ethiopia.

 

Peace deal will be reached between the nomads inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this