Jacaylbaro Posted October 23, 2011 Adis ababa(HWN) War Ka soo Baxay Waasarada arimha Dibada Dowlada Ethiopia ayaa lagu sheegay in Ethiopi ay ka qeyb Qaadaneyso Ladagaalanka Kooxda al shabaab ay sheegeen in ay Qatar Ku Tahay Wadamada afrika oo dhan Hailemariam Dessalegn oo ah Raisul Wasaare Ku xigeenka Dalka ethiopia islamarkaana ah wasiirka arimah dibaad Dowlada Ethiopia oo Saxaafada dalkaasi Kula hadlayay Magaalada Adis abab Ee Caasimada dalka ethiopia asagoona sheegay in al shabaab ay Qatar Ku Tahay Gobolka Waajibna ay Ethiopia Ku Tahay in ay Ka Hor Tagto dhibaato Walba oo al shabaab Xagooda Kaga imaanya Hailemariam Dessalegn ayaa aad utageeray Howl Galka ciidamada Kenya ay Ku Galeen xadka Soomaaliya ay Ku Sugnaayeen Xarakada al shabaab ayna gacan ka siinayaan Ladagaalan al shaabaab Wasiirka oo sii Hadlayay ayaa shaaciyay in Ciidamada Ethiopia ay ayagana soo Dhaqaaqi doonaan Kana qeyb Qaadan doonaan Dagaalka Lagula Jiro xarakada al shabaab al Mujaahidiin asagoona Raisul Wasare ku xigeen tilmaamay in ay al shabaab Soomaaliya oo Idil Ka Saari Doonaan Kana cirib Tiri Doonaan Dowlada ethiopia ayaa Noqoneysa Dowladii ugu Horeysay Ee Sheegta in ay ka qeyb Qaadaneyso Dagalka al shabaab ayna La bar Bar Dagaalami doonto Ciidamada kenya waxaana sidoo Kale howl Galadaan Tageero Xoog leh Umuujiyay Urur Goboleeda Igad oo sheegay in Loo Baahan Yahay in kenya ay go aan Nuucaasi ah Qaadato Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 23, 2011 What would Norf and co call this, another excursion or an invasion since it is the big bad wolf called Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 23, 2011 He would call it a brave decision by the Coalition of the willing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 23, 2011 loool..more like coalition of the doomed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 23, 2011 Yep, the secessionist wouldn't mind this move because Yusuf Yey is no longer the President. Amxaaros and the Kenyans have the green light to invade and clean Alshabaab so long they are not aiding Yey's TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites