Sign in to follow this  
Somalia

Ceeb hor leh oo soo food saartay Dawlada Ina Axmed

Recommended Posts

Somalia   

Madaxweynaha Dawlad KMG Sheekh Shariif oo si musuqmaasaq ah ku qaybiyey deeqdii waxbarasho ee dalka Turkigu ugu deeqay Soomaaliya ayaa waxa lugaha kula jiraa ceeb waxbarasho tii ugu xumayd .

 

Ardadii baxday oo intooda badan laga soo ururiyey Magaalooyinka Adan yabaal.Cadale,Qalimoow,Balcad iyo Xaafad ka tirsan xaafadaha Muqdisho ee Kaaraan ayaa markii la geeyey dalka Turkiga oo la tijaabiyey heerkooda waxbarasho waxay noqdeen kuwo aan wax akhrin arin waxna qorin akrin oo xitaa tijaabadii jaamacada loo waday iska daaye waxay garan waayeen xarfaha farta Soomaaliga ama Carabiga ka kooban yihiin oo lagu barto xanaanada

 

Mas'uuliyinta dawlada KMG ayaa waxay marmarsiiyo ka dhigan jireen marka ay difaacayaan Musuqmaasaqooda in ardada la qaadayo ay ahaayeen kuwo ay imtixaan kooda qaadeen Ma'suuliyiin ka socda dalka Turkiga.

 

85 ka mid ah ardadii loo qaaday dalka Turkiga oo intooda badani ka soo jeedaan gobolka Shabeelaha dhexe uu ka soo jeedo Sheekh Shariif Madaxweynaha dawlada KMG ayaa sida la sheegay dib loogu soo celin doonaa gudaha Soomaliya maalmaha soo socda.

 

:eek:

 

http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=8081

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

It's one of the most trusted news sources. Horseedmedia, Hadhwanaag, AllSanaag, AllPuntland

 

It broke the story about the unequal distribution of scholarships in Puntland so.. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^You have some sort of truth in that, however what is clearly true is that they send unprepared illiterate students to study higher eduction on these meager and important scholarships. And this is across the board for all Somalis in every region. The real students who deserve the opportunity to study higher education abroad and have the background and foundation to do so wouldn't get the chance balse waxaa ladiri mid lagu geeyay Adeer anigana kan iigu dar waa ina hebalee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its clearly propoganda lagu wasekheynayo magaca madaxweynaha somalia mudane sheikh shariif iyo beeshiisa, macquul waaye in wax xoogaa musaqmaasuq ay dhacday taasi been maka sheegaayi but i think its disgusting to say ardayda waxaa laga keenay qaliimow,jBalcad,Aadan yabaal ,kaaraan iyo cadale, caddeyn keen since ur sayin this is true hadii aad keeni weysid caddeyn muujineysa in la sameeyay musuqmaasuq oo barbaarta laga aruursay deeganadaas waxaa lagu arki doonaa nin caadifaad qabiil ku jirto,, ee keen caddeymo im waiting in la kala baxo waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

oba hiloowlow;753251 wrote:
its clearly propoganda lagu wasekheynayo magaca madaxweynaha somalia mudane sheikh shariif iyo beeshiisa, macquul waaye in wax xoogaa musaqmaasuq ay dhacday taasi been maka sheegaayi but i think its disgusting to say ardayda waxaa laga keenay qaliimow,jBalcad,Aadan yabaal ,kaaraan iyo cadale, caddeyn keen since ur sayin this is true hadii aad keeni weysid caddeyn muujineysa in la sameeyay musuqmaasuq oo barbaarta laga aruursay deeganadaas waxaa lagu arki doonaa nin caadifaad qabiil ku jirto,, ee keen caddeymo im waiting in la kala baxo waaye

Ilmaha markii soo noqdhaan baa ku tusiyaa cadeeyn. Don't worry about that

picture.php?albumid=1225&pictureid=20152

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this