Abtigiis Posted October 23, 2011 Nimanyahoow Somaliland ma necbi, waa na la hubaayee Waa taan naruuro ka dhigtaa, konfor nolol la'aanteedee Waa taan naanaab noqodaa, oo aan aqoonsi naadshaayee Waa taan ninkii cad ee aan arkaba, notice u diraayee Madaxdaydu waa tay uf iyo nac, iyo nusqaanta saydhaayee :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 23, 2011 Nin Somaliland neceb baad tahay waana la hubaaye Nin garashada og baad tahay hadana gees mariye Nin tisii daryeeli waayay tu kalena dhibi baad tahaye Naruurana waxaad ka dhowri Naca Muqdisho yaale Niyadaada wixii ku jiraan arki iyo naxligaad wado e Nabadaydu waa ta ku dhibi eed ka ladi laadahaye Waatan naanaab noqdaa agana idhaa sida ayeydey e Waatan cana boodhe naawilaa waa hore jiri jiraye Waatan doqon ma waaye wixii iga maray wali ciilka la taahaaye Awoow aabahay tan haduu arko wuu ka xanaaqi inaan reer abtigii weeraray ee kaftanka ha gaadhsiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 24, 2011 Siilaanyo waxaa lagu ammaani karaa inuusan dadka ku dheg-dhegin sida Riyaale iyo wixii ka horreeyeyba. Quote Share this post Link to post Share on other sites