Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Jama Mohamed Qalib Arrives Hargeysa

Recommended Posts

Abtigiis   

Nimanyahoow Somaliland ma necbi, waa na la hubaayee

Waa taan naruuro ka dhigtaa, konfor nolol la'aanteedee

Waa taan naanaab noqodaa, oo aan aqoonsi naadshaayee

Waa taan ninkii cad ee aan arkaba, notice u diraayee

Madaxdaydu waa tay uf iyo nac, iyo nusqaanta saydhaayee

:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin Somaliland neceb baad tahay waana la hubaaye

Nin garashada og baad tahay hadana gees mariye

Nin tisii daryeeli waayay tu kalena dhibi baad tahaye

Naruurana waxaad ka dhowri Naca Muqdisho yaale

Niyadaada wixii ku jiraan arki iyo naxligaad wado e

Nabadaydu waa ta ku dhibi eed ka ladi laadahaye

Waatan naanaab noqdaa agana idhaa sida ayeydey e

Waatan cana boodhe naawilaa waa hore jiri jiraye

Waatan doqon ma waaye wixii iga maray wali ciilka la taahaaye

 

Awoow aabahay tan haduu arko wuu ka xanaaqi inaan reer abtigii weeraray ee kaftanka ha gaadhsiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this