Caano_Geel Posted October 20, 2011 Waa maalin madow, oo ku suntan taariikhda ummadda Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2011 Dark Day in the Somali History ................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 20, 2011 October wa tee wa teeni Quote Share this post Link to post Share on other sites
princesshafsa Posted October 20, 2011 what happened on 10/21 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 20, 2011 princesshafsa;752917 wrote: what happened on 10/21 Siad Barre came to power through a military coup after the assassination of Somalia's last elected leader. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted October 21, 2011 Xaaji Xunjuf;752916 wrote: October wa tee wa teeni Tariikh ma lee doo maxaa lagu tilmaama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 21, 2011 Waa tanoo dadkaayagii Waa tisqaaday Waa tanoo Dhulkaayagii Wuu tanaaday Waan isku tiirsanahay tub wada marnay Waan isku toosanahoo Tub wada marnay October waa tee Waa tuma? Waa taayadii.. Waxaa lagu tilmaamaa Tawradeena dhalatay 21 october!! Guul! Guul!Somali kama danbeyn! http://www.jaallesiyaad.com/heeso/oktoobar-waa-tee-waa-tuma-hobolada-waaberi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted October 21, 2011 I was to young to see any 21 october. But thanks to internet. But what glorious and happy days. Hopefully somali childreen can be this happy again. Somalia will prosper and united inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2011 We were never happy sxb ,,, those people were forced to come out and celebrate. As a student, i remember soldiers would knock on our doors and drag everybody out just to celebrate or face treason charges. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dabrow Posted October 21, 2011 Jacaylbaro;752990 wrote: We were never happy sxb ,,, those people were forced to come out and celebrate. As a student, i remember soldiers would knock on our doors and drag everybody out just to celebrate or face treason charges. lol treason easy...there where no school so where should a student like you go? Back in the days my father was military, no one was charged for treason buddy. I rather believe this people happy face Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 21, 2011 Jb ma ubaxi kacaankaad ahaan jirtay anigu berigia 21 october masaajidka uun baan gali jiray cidiba waxba imay odhan jirin Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2011 Maalin wanaagsan iga dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2011 As a child, u not getting my point Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 21, 2011 Maanta oo ah 21-ka Oktoobar waxay ahayd maalin lagu xusuusto xiligii ay ciidamada xoogga dalka Somalia la wareegeen talada dalka, iyadoo uu hoggaaminayay Marxuum Gen. Max'ed Siyaad Barre oo geeriyooday 1995-kii. Kacaankii Milateriga ayaa xilka la wareegay 21-kii Oktoobar 1969-kii kaddib markii la dilay Madaxweynihii shibilka ahaa ee xilligaas C/rashiid Cali Sharma'arke oo dhalay Ra'iisul wasaaraha xilligan ee Somalia.Saraakiishii la wareegay xilka dalka ayaa waxay ahaayeen 25-xubnood oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida iyo kuwa booliiska, waxayna magacyadoodu kala ahaayeen: 1. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Militeri) 2. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis) 3. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Militeri) 4. General Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis) 5. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Militeri) 6. Gen. Maxamed Cali Samatar (Militeri) 7. Gen. Cabdalla Maxamed Faadhil (Militeri) 8. Cali Mataan Xaashi (Militeri) 9 Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis) 10 Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis) 11.Col. Ismaaciil Cali Abokar (Militeri) 12.Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Militeri) 13.Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis) 14.Col. Maxamed Cali Shire (Militeri) 15.Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Militeri) 16.Col. Faarax Waceys Duule (Militeri) 17.Col. Axmed Maxamuud Faarax (Militeri)* 18. Col. Axmed Xasan Muuse (Militeri)) 19 Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Militeri)* 20. Bashiir Yusuf Cilmi (Militeri) 21 Cadulqaadir Xaaji Maxamed (Militeri)* 22 Maxamed Cumar Jees (Militeri)* 23 Cusmaan Maxamed Jeele (Militeri) 24 Muuse Rabiile Good (Militeri)* 25 Cabdi Warsame ***** (Militeri) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 21, 2011 Madaxweynihii shibilka ahaa ee xilligaas C/rashiid Cali Sharma'arke oo dhalay Ra'iisul wasaaraha xilligan ee Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites