nuune Posted October 18, 2011 Kenya Oo Beenisay In Ciidamadeedu Galeen Gudaha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, R/wasaare C/weli Maxamed Cali ‘Gaas ‘ Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Kenya. Kulanka kadib ayaa waxaa si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay wasiirka arimaha dibadda iyo kan gaashaandhigga Kenya iyo R/wasaare ku xigeenbka ahna wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya waxeeyna saxaafadda u sheegeen in ay labada dhinac ka wada hadleen arino ku saabsan xoojinta xiriirka Labada iyo iskaashi dhinaca Amaanka ah. Wasiirka gaashaandhigga Kenya Yuusuf Xaaji oo ka jawaabay su’aal ku saabsaneyd in ciidamada Kenya ay soo galeen gudaha dalkeena Soomaaliya ayaa arintaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay. “Ciidamadeenu ma gelin gudaha dalka Soomaaliya laakiin uma dulqadan doono Amni darrida ay shabaab ku hayaan dalka Kenya”ayuu yiri Wasiirka gaashaan dhigga Kenya Yuusuf Xaaji. Wafdiga Kenya ayaa waxaa la socday danjire dowladda Kenya u soo magacaqday Soomaaliya kaas oo ka howlgalaya magaalada Muqdisho. SOURCE: Ministry of Information - Transitional Federal Government Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2011 “The next town is Kismayo,” he said. “The troops are ready for anything. If it takes us to December they are willing to celebrate Christmas there.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted October 19, 2011 Jacaylbaro - I sense little celebration on your side nin yahoow, ever since this incursion started on Sunday? mise anaa mooday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 19, 2011 Jb i won't send Christmas cards to the Kenyan forces if i was you they need to leave Somalia ASAP. Quote Share this post Link to post Share on other sites