The Zack Posted October 18, 2011 Kenya's defense minister, Yusuf Haji, flies to Xamar to have a talk with Shariif Canbe.... Warar hada nasoo gaadhay ayaa sheegaya in goor dhow socdaal qarsoodi ah oo aan horay loo shaacinin magaalada Muqdisho ku tageen wasiirada Difaaca iyo Arimaha Dibadda ee Kenya. Wasiirka difaaca Yuusf Xaaji iyo Wategula oo qaabilsan Arimaha dibadda ayaan la shaacinin sababta la xidhiidha socdaalkooda balse waxaa la aaminsan yahay in halkaas ay u tageen si dowlada kumeel gaadhka ah ula socodsiiyaan hawlgalada militari ee ciidamada Kenya ka wadaan gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Labadan wasiir ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyey wasiirka gaashaandhiga ee DFKMG iyo uqaabilsanaha midowga Africa ee arimaha Somalia Wafula Wamunyi. Ciidamada Kenya ayaa maalintii sabtida ahayd 100km gudaha ugalay Somalia iyagoo aga gaarka Qooqaani ka sameystay saldhigyo militari lana filayo in maalmaha soo socda ay weerar culus ku qaadaan ciidamada xarakada Alshabaab ee kusugan gobolada Jubooyinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 18, 2011 Should I care he is half Somali and holds a Somali name or that he is there to advance the agenda of a foreign nation that's currently initiating an aggressive war endangers our sovereignty? Hard to choose? Turn him away! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GoldCoast Posted October 18, 2011 ^Half? From what I know Yusuf Haji is fully Somali. Not that this is relevant to the issue at hand here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 18, 2011 Jacpher;752432 wrote: Should I care he is half Somali and holds a Somali name or that he is there to advance the agenda of a foreign nation that's currently initiating an aggressive war endangers our sovereignty? Hard to choose? Turn him away! loool so ironic zack dad bu qabiiliste ku tilmaamaaya bal wuxuu noola yimid arag jacpher Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 18, 2011 LOL@half. Now jacphar decides who is/not Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 18, 2011 Zack-what pity Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 19, 2011 ^If you know him personally, I don't. But I gather he's Somali by birth and holds a full Kenyan citizenship by choice. His Somali[ness] is beside the point anyhow. What matters is the agenda and the timing of his trip. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted October 19, 2011 oba hiloowlow;752435 wrote: loool so ironic zack dad bu qabiiliste ku tilmaamaaya bal wuxuu noola yimid arag jacpher Oba, Zack maad marka hore iska qabatid madexweynaha Soomaliya canbe ku tilmaamay. Jacphar waa runtiis ninkaan magac Soomaliyeed buu wataa lakiin ciduu adeegayo waa layaqanaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 19, 2011 Mayaani canbe iyo wuxuu doono ha iska dhaho aseey uu taal nin weyn iska caytamayo ceebteede leedahaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted October 19, 2011 He is ethnic somali born in kenya who happens to be their defence minister.Does that make him half somali?? Quote Share this post Link to post Share on other sites