Sign in to follow this  
Jacpher

How did we get so wrong?

Recommended Posts

^^Ethopianka yaa ka saaray? Al shabaab?? if sheikh shariif and nuur cadde hadey djibouti ku heshiin laheyn wali ethiopian ayaa dalka joogi lahaa ma been aan ku sheegay taas?? hadana waxaa laso gaaray kolkii Al shabaab ay jebi lahaayeen, all im sayin is Shariif meel kasta uu galo guul ayuu ka keena waanu arki doonaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher, at that time those who supported Sharif had a solid political justification. I for one would have supported him again if the political variables were the same and conditions remain as they were at the time. Hawl culus baa taallay awoowe, marka mid kale laguma dari karin,

 

Waagaas waxay la mid ahayd, ninkii asagoo xaaskiisa iska rog-roganaya, la yiri hawl muhiim ah baa laguugu yeeray, suu ye, taan hayyo tu kale kuma dari karo :D. The goal was to get a unified government where all political factions were represented. That Alshabaab decided to continue the fight, and become the religious deviants they become is largely a hindsight story.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

oba hiloowlow;752430 wrote:
^^Ethopianka yaa ka saaray? Al shabaab?? if sheikh shariif and nuur cadde hadey djibouti ku heshiin laheyn wali ethiopian ayaa dalka joogi lahaa ma been aan ku sheegay taas?? hadana waxaa laso gaaray kolkii Al shabaab ay jebi lahaayeen, all im sayin is Shariif meel kasta uu galo guul ayuu ka keena waanu arki doonaa!

Oba Ethiopia iyo Kenya labaduba wa cidimada safka hore waagiina layiri yaan la keenin wadanka oo lagulana dagaalay Abdullahi, marka hada maxaa is bedelay mise sheekada Ciidanka ethiopia waxay ahayd boor isku qaris ee cabdullahi baa la diidana?

 

Tan kale Sharif ma siyaasad ka duwan tii Abdullahi miyuu la yimid waayo ilaa iyo hada ma aragno wadanka oo ka fara maran ciidamo shisheeye? Dibu dhac un baan ka qaadnay waayo odaga hadii la dayn lahaa waxaa laga jibo gaari lahaa wax badan waa hore Alshaydana ma soo baxdeen..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this