Saalax Posted October 18, 2011 Qardho (RBC) Wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose Puntland Gen C/laahi Axmed Jaamac [ilkajiir] ayaa ku baaqay in hub ka dhigis lagu sameeyo qabiilada Puntland isagoo sheegay in taasi ay yareyn kartoisku dhacyada qabiilada u dhexeeya ee ka dhaca gudaha Puntland. Wasiirka ayaa hadalkiisan jeediyey isagoo markii ugu horeysay colaado dhowaan ka taagnaa gobolka Karkaar, wuxuuna sheegay wasiirku in colaadaha beeluhu ay sababaan dhimashada dad badan taasoo ay ugu wacan tahay hubka faraha badan ee ay haystaan beelaha. “Anagu waxaan u aragnaa muhim in hub ka dhigis lagu sameeyo beelaha hubka heysta iyo maleeshiyaadka” ayuu yiri wasiirka oo dhanka kale sheegay in dawlada ay wado dadaalo ay ku dhexdhexaadineyso beelaha ay shaqaaqooyinka u dhexeeyaan ee ku wada nool gobolka Karkaar. Hadalkan maanta ka soo yeeray wasiirka arimaha gudaha Puntland Gen Ilkajiir ayaa ku soo beegmay iyadoo xiiado colaadeed ay weli ka jiraan deegaano ka mid ah gobolka Karkaar iyadoo dadweynaha ay dhaliileen sida maamulku uga gaabiyey nabadeynta beelaha ay colaaduhu u dhexeeyaan. RBC Radio Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2011 I can't believe after 13 years after the establishment of the Clan enclave in garowe people still freely roam Carrying heavy guns in the big cities and towns ilka jiir is right these people need to be disarmed ASAP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 18, 2011 ^^ Clan enclave? The only clan enclave in Somalia is the triangle you are from. Funny how none of the other cities you claim have been developed under your rule.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 18, 2011 Xaaji Xunjuf;752333 wrote: I can't believe after 13 years after the establishment of the Clan enclave in garowe people still freely roam Carrying heavy guns in the big cities and towns ilka jiir is right these people need to be disarmed ASAP. after nearly two decades, do people not still roam with weapons in Somaliland yaa xaji Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 18, 2011 ^^ to XX and rest, QIIDAMA QARAN ONLY HAVE ARMS... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2011 Naxar in the big cities of Somaliland people do not carry big guns or Kalashnikovs and M16, except (Ciidanka Qaranka) Somaliland armed forces. Somalia are you saying Puntland is not a clan state lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 18, 2011 Xaaji Xunjuf;752390 wrote: Naxar in the big cities of Somaliland people do not carry big guns or Kalashnikovs and M16, except (Ciidanka Qaranka) Somaliland armed forces. Somalia are you saying Puntland is not a clan state lol Depends on you saying SL isn't a clan state? :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 18, 2011 is the topic not about Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites