A_Khadar Posted October 18, 2011 more videos from SSC celeberation in MN Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 18, 2011 New song for Khatumo2.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 18, 2011 And More NEw song Taleex Waanu tagaynaa!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Great Job Khadar, thank you for sharing videos SSC National Day, October 16, 2011 HAPPY SSC DAY to all SSC People Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 NEW SSC SONG: Taleex Mardhow Waa Tegeynaa (SSC Khaatumo#2) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 NEW SSC SONG: HEES CUSUB DEGANKEENA WEYOO DAAINBAA INASIIY, ABDI HOLLAND Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, London UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Nairobi Kenya Iyo Khudbadii Qiimaha badneed ee uu soo jeediyey Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland Mudane Mohamed Hashi Former President of Puntland Regional State Hon. Mohamed Hashi is a big supporter of SSC Regional STATE ----------------------------------------------------------------------------------------------- Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Nairobi Kenya Khudbadii Afhayeenka Maamul Goboleedka SSC Mudane Ahmed Gacmayare Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Kenya iyo Afrikada Bari Mudane Jibriil Cali Ciise Khudbadii Odey Yaasin Cabdi Galaydh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, SWEDEN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Xafladii Sanad Guuradii Labaad ee SSC, Buuhoodle, Maamul Goboleedka SSC SOMALIA Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaal Dagayo Sanad Guuradii 2 ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Maamulka SSC oo Siwayn Looga Xusay Buuhoodle - Caasimada Maamul Goboleedka SSC SOMALIA Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn Munaasabad Aad U saraysa Oo Loogu dabaal Degayey Sanadguurada Labaad Ee Maamulka SSc Munaasabadan Ayaa waxaa Kasoo Qayb galay Dhamaan Qaybaha Kaladuwan Ee kudhaqan magaalda Buuhoodle Sida Cuqaasha Gobolka Cayn, Culimaa’udiinka Gobolka , Ciidamada Qalabka Sida, Ardayda Iskuulada , Ururada Haweenka . Waxaana Xafladaasi Oo Lagu Qabtay Garoonka Wayn Ee Xabado Stadium Waxaana halkaa Lagu soo Ban dhigay Heeso Loogu dabaal Degayo Maamulka SSC, Ciyaaraha Hidaha Iyo Dhaqanka Iyo Weliba Ciidamada Oo sooban dhigay Jaanka Ciyaar Aad Usaraysa Intaa Kadiba Ayay Ciidamadu Salaan Kaqaateen Madaxwayne Ku xigeenka Maamulka SSC( Kornayl Cali Sabarey) Waxaana halkaa Hadal Dhinacyo badan taabanaya Ka jeediyey Madaxweyne Kuxigeen Maamulka SSC Waxa uuna Urajeeyay Dhamaan Bulshawaynta SSC – Guul Iyo Gobanimo waxa uuna Xusay Inuu Alle Karajaynayo Sanadan Sanadeeda Inay Qudbad Noocana Ka Jeediyaan Magaalada Laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool Maaha Markii Ugu Horaysay Oo dabaal Deg noocana Loogu sameeyo Magaalda Buuhoodle Maamulka SSC Munaasibadan oo soconaysay Mudo saacado ah Ayaa ku soo Gabgabowday Jawi Heer sare Ah waxaana Dhamaan Joogasaday Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Iyo Isu socodka Gaadiidka Iskuulada Waa la fasaxay Munaasibada Awgeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 SSC GABAY Midnimadii dhulkeenaa dhallaal badan ka muuqdaa..Dhalintii dhaqaaqdoo waayeelki dhowryoo dhanwalbaba ka eegyoo Khaatumo Dhankaa Qabo Midnimadii dhulkeenaa dhallaal badan ka muuqdaa Dhalintii dhaqaaqdoo waayeelki dhowryoo dhanwalbaba ka eegyoo Dhiraandhiri aqoon yahay ku dhameeye meel wacan Midnimay dhallaasheen, ciidoo la dhiciyay qalinkii ku duugeen Isku duubni aaday dhidibada u taageen. Dhamaanteen ku raacnoo u dhaqaaqanay howl weyn Soo dhowaynay khaatumo. Dhinacyada aduunkana dhaantaa la tumayaa Khaatumo ha dheeliyin dhanbaalkaagu sare noqoy Dhool soo baxaad tahay dhextaal loo dhanyaad tahay. Rabigeen dhulkeenii dhibicdii raxmaadkuu dharaar iyo habeen wadhay. Khaatumona waa dhays goojey dhabarka saartoo Candhadii dhardhaar iyo dhagax baa la moodaa Dhul shisheeye dhuux ma leh geed dheer caleentiis howd dhinacyadiisii Dhoodi daran ku taal bay jeel badan u haysaa Ninkii dheef ka sugayow illa dheelmi khaatumo Magaaladan la dhibayee bandow dhabarka loo sudhay Illihii dhaqaaliyo laga dhowray dheef kale Ninkii yare dhibaysoow khaatumo dhankaa qabo Dhalinteer tacliin iyo looga dhaartay dheeraad Ninkay yare dhibaysoow khaatumo dhankaa qabo Manhajkeer la dhumiyee dhabadii cadaydiyo Dhacdadii daraawiish dhoodi meer dhulkuu maray Beerdhiga dhulkeenii dhirbaaxadii guumaysiga Loo dhigin dhalaankeen dhalandooriskaa dhacay Ninkuu yare dhibaayow khaatumo dhankaa qabo Dadkeenoo dhamaantiis dhabarka iso saaroo dhumuc iyo awood helay Ninkay dhiiri galisow khaatumo dhankaa qabo Aan dhamayno howshaan dhinacyada ka qabanoo u dhaqaaqno hawyl weyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted October 18, 2011 Holland Oo Lagu Xusay Sanad Guuradii Labaad Ee SSC Isla Markaana Lagu Taageeray Gudiga G6 Iyo Shirka khaatumo II. Quote Share this post Link to post Share on other sites