Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Prime Minister C/weli Maxamed Cali Road-map for Somalia on track+Int. Community applauds Roadmap

Recommended Posts

Beesha caalmka oo soo dhaweysay qorshaha Roadmap

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqangelinta Roadmap ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahanyahay in beesha caalamka iyo Soomaalida ay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii looga miro dhalin lahaa howlaha muhiimka ah ee na horyaalla.

 

PM.and.Obama.jpg

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada ay golaha wasiirada ka doodeen, fikirkoodana ku dareen qorshaha, haddana ay socdaan dadaaladii maamulada dalka ka jira ay iyagana fikirkooda muhiimka ah ugu soo biirin lahaayeen si qorshaha uu u noqdo mid Soomaali oo dhan ay ka wada qeybqaateen isla markaana ay dhaqangelintiisana ka wada qeybqaataan si ay u sahlanaato in waqtiga noo haray aan si wada jir ah uga faa'iideysano.

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan qeybaha bulshada iyo maamulada dalka ay ka wada qeybqaataan qorshaha amniga tanoo uu sheegay inay sahleyso maamul wanaagga, midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

 

PM.and-Ban.KiMoon.jpg

 

Ra'iisul Wasaaraha oo madaxda caalamka iyo Qaramada Midoobay kulamo muhiim ah la soo qaatay ayaa u xaqiijiyey in Soomaalidu ay maanta diyaar u yihiin inay meel uga soo wada jeestaan sidii waddanka loo xasilin lahaa, ha yeeshee loo baahanyahay beesha caalamka inay labo laabaan dadaaladooda ku wajahan sidii dalka looga saari lahaa marxaladdan adag, waxuuna ka codsaday in loo baahanyahay in si deg-deg ah loo helo kaalmadii iyo tasiilaadkii lagu dhaqangelin lahaa roadmap ka.

 

 

--

 

Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow)

Senior Advisor to the Prime Minister of Somalia

& Spokesperson of the Government

Tel: +252615479911 or +252699998854

E-mail: ayarisow@opm.gov.so

E-mail: engabdirahman@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

MUQDISHO: “Dhaqangelinta Roadmap-ka meel fiican ayuu marayaa ” Raiisal wasaaraha DFKMG Soomaaliya

 

October 14, 2011

 

Muqdisho: (pp)- Ra;iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqangelinta Roadmap ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahanyahay in beesha caalamka iyo Soomaalida ay

si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii looga miro dhalin lahaa howlaha muhiimka ah ee na horyaalla.

 

Cabdi-weli-Maxamed-Cali-300x156.jpg

Raiisal wsaaraha DFKMG

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Qorshaha Qaranka ee Xasilinta Nabadgelyada ay golaha wasiirada ka doodeen, fikirkoodana ku dareen qorshaha, haddana ay socdaan dadaaladii maamulada dalka ka jira ay iyagana fikirkooda muhiimka ah ugu soo biirin lahaayeen si qorshaha uu u noqdo mid Soomaali oo dhan ay ka wada qeybqaateen isla markaana ay dhaqangelintiisana ka wada qeybqaataan si ay u sahlanaato in waqtiga noo haray aan si wada jir ah uga faa’iideysano.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan qeybaha bulshada iyo maamulada dalka ay ka wada qeybqaataan qorshaha amniga tasoo uu sheegay inay sahleyso maamul wanaagga midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

 

Ra’iisul Wasaaraha oo madaxda caalamka iyo Qaramada Midoobay kulamo muhiim ah la soo qaatay ayaa u xaqiijiyey in Soomaalidu ay maanta diyaar u yihiin inay meel uga soo wada jeestaan sidii waddanka loo xasilin lahaa, ha yeeshee loo baahanyahay beesha caalamka inay labo laabaan dadaaladooda ku wajahan sidii dalka looga saari lahaa marxaladdan adag, waxuuna ka codsaday in loo baahanyahay in si deg-deg ah loo helo kaalmadii iyo tasiilaadkii lagu dhaqangelin lahaa roadmap ka.

 

Daabacaadda: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this