Yunis Posted October 13, 2011 ^ even rocks of that region must have their own post yaah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted October 13, 2011 Interesting. What's the story behind the name? Quote Share this post Link to post Share on other sites
princesshafsa Posted October 13, 2011 it looks like a big potato:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2011 It is one of the tourism sites here ..... I'm still to get the full story though. Coming soon .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 13, 2011 ^^ I think Caabudo ama buurta yaree Caabudo la dhaho makes more sense than this rock, waan ku yara khalweeeyey Caabudo agteeda. Ps: Caabudo is a name of a woman for those not familiar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2011 Soo sawir oo nooga sheekee markaa ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 13, 2011 Anigu dadka wax sawiro ma ihi, balse while travelling there from Hargeisa to Arabsiyo/Gibiley, we passed Caabudo, and we stopped there, the people ila socdey refused to join me the session for khalweynta, and remained in the car, xoogaa baan soo yara duceestey, waana ku soo noqdey asxaabteyda, kolleey habartii Caabudo laftirkeeda meesha kulama kulmin laakin quruumo kale ayaan isku aragney oo meesha ku xoonsanaa ayagoo si hareersan ama weegaarsan u wada fadhiya, intaan soo dul istaagey baan dhaxda ka fadhiistey, kadibna ay i garteen qofkaan ahey iyo sababta meeshan igu soo leexisey, cabbaar baan la yara wardiyey waana isa soo majiirey 10 daqiiqo ka dib. My next visit Inshaa Allaah will make sure to visit that little mountain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2011 Markii iigu horraysay ee aan Caabudo tago waxay ahayd sometime in 85/86 oo aan qolo caano ka soo qaadaysay sii raacay. Waxay ahaayeen xertii Sh. Biliso oo reero quruumo ah oo halkaa deggan bay sheekha caano uga soo qaadi jireen. Laamiga waanu ka baydhnay oo meel cidla ah baanu is taagnay, Afar nin baa intay dusuud waaweyn qaadeen meel kayn ah oo cidla ah hadana geel iyo adhi ka ciyayaaan galay in yar ka dibna iyagoo quruumo kele oo gaagaabani caanihii la sidaan bay nagu soo noqdeen. Markii ii xigtay waxay ahayd in 1988 oo aanu anagoo qaxayna agteeda marnay ,,, xataa quruumihii baa ka qaxay oo qaar baanu jidka isku aragnay .. markaas saldhig ciidan bay ahayd oo dadka meelahaa maraya ayay qaarna layn jireen qaarna kaxaysan jireen. Beri dhawayd baan tegey iyadoo quruumihii show beri hore ku soo noqdeen oo caruurtoodii waaweynaatay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted October 13, 2011 Anigu dadka wax sawiro ma ihi, balse while travelling there from Hargeisa to Arabsiyo/Gibiley, we passed Caabudo, and we stopped there, the people ila socdey refused to join me the session for khalweynta, and remained in the car, xoogaa baan soo yara duceestey, waana ku soo noqdey asxaabteyda, kolleey habartii Caabudo laftirkeeda meesha kulama kulmin laakin quruumo kale ayaan isku aragney oo meesha ku xoonsanaa ayagoo si hareersan ama weegaarsan u wada fadhiya, intaan soo dul istaagey baan dhaxda ka fadhiistey, kadibna ay i garteen qofkaan ahey iyo sababta meeshan igu soo leexisey, cabbaar baan la yara wardiyey waana isa soo majiirey 10 daqiiqo ka dib. Bareejoyo... Jacaylbaro;751423 wrote: Markii iigu horraysay ee aan Caabudo tago waxay ahayd sometime in 85/86 oo aan qolo caano ka soo qaadaysay sii raacay. Waxay ahaayeen xertii Sh. Biliso oo reero quruumo ah oo halkaa deggan bay sheekha caano uga soo qaadi jireen. Laamiga waanu ka baydhnay oo meel cidla ah baanu is taagnay, Afar nin baa intay dusuud waaweyn qaadeen meel kayn ah oo cidla ah hadana geel iyo adhi ka ciyayaaan galay in yar ka dibna iyagoo quruumo kele oo gaagaabani caanihii la sidaan bay nagu soo noqdeen. Markii ii xigtay waxay ahayd in 1988 oo aanu anagoo qaxayna agteeda marnay ,,, xataa quruumihii baa ka qaxay oo qaar baanu jidka isku aragnay .. markaas saldhig ciidan bay ahayd oo dadka meelahaa maraya ayay qaarna layn jireen qaarna kaxaysan jireen. Beri dhawayd baan tegey iyadoo quruumihii show beri hore ku soo noqdeen oo caruurtoodii waaweynaatay ,,, It seems you can't find any other info online about s/l today.. Now threads for pics of rocks and mountains Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 13, 2011 Akadar, nothing wrong with show casing your tourist sites. Remember,JB works for the ministry of information, dept of tourism, the internets and online division. Ka daa dee, haa natuso, dhagaxiinta iyo ha ka sheekeyo sideey reer baydhabo iyo reer garowe uula yaabeen hargeisa(iyo traffic light yadeeda) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 13, 2011 Wa halki Sheikhi barakaysna eeh maydh ka so degey iyo Sheikh Yusuf al baqdadi ay ku shiri jireen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted October 14, 2011 Jacaylbaro;751413 wrote: It is one of the tourism sites here ..... I'm still to get the full story though. Coming soon .. You call this tourist site??How many 'tourists' you had this yr i wonder Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 14, 2011 Yunis;751400 wrote: ^ even rocks of that region must have their own post yaah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2011 Abdul;751495 wrote: You call this tourist site??How many 'tourists' you had this yr i wonder The Ministry of Tourism would answer to your question ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites