Somalia Posted October 13, 2011 http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=8033 Gacan ku dhiigle Siilaanyo ayaa awoodi waayey in uu soo booqdo Boqolaal ka mid ah Calooshood u shaqaystayaasha ka soo jeeda Beesha D-block ee W-Block oo lacagta uga qaata in ay ka mid yihiin Ciidankiisa. Siilaanyo oo ku sugnaa maalintii shalay Magaalada Ceerigaabo oo labadeeda Xafadood loo kala degan yahay D-Block iyo I-Block ayaa waxa uu khudbado ka jeediyey dhinaca ay Beesha I-Block ka degan yihiin magaaladaas,hase ahaatee wuxuu awoodi waayey in uu ka soo talaabo khadka cagaran oo uu muujiyo geesimadii uu ku tegay duleedka magaalada Garoowe . Siilaanyo iyo Jabahada SNM oo dadkooda been ku maaweelin jiray una sheegi jiray in ay soo xirayaan xadkii Ingiriiska ayaa maalintii Shalay awoodi waayey in uu 1 Km dhinaca Bari u soo dhaafo Xaafada ay Beeshiisu degto,waxaana arintan keentay markii uu ka war helay Gacan ku dhiigle Siilaanyo in gurmad xoog lihi ka socda dhamaan gobolka Sanaag iyo fariin loo soo diray oo ahayd "imaanshaaha Siilaanyo aad timaado degaan D-block ee W-Block maaha daandaansi ee Waa dagaal aad ku soo qaaday Beesha D-block ee W-Block waana mid aad gadaal uga shalaayi doonto" Ceebtii iyo Fulaynimadii Siilaanyo waxa uu kula dhacay Wasiirkiisa Difaaca Cadami oo la sheegay in Xilka wasiirka difaaca SNMta ka qaadayo oo lagu bedelayo Xaabsade isagana loo dhiibayo xilka uu maanta hayo Xaabsade oo ah amaanta Amino Weris wasaarada warfaafinta. Ugu danbayntii Bulshada Gobolka Sanaag waxay u hanbalyeenayaan Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Maamulka Puntland sidii geesinamada lahayd uu ku tegay furinta iyo mudadii yarayd uu ku ururiyey Ciidanka isaga oo heegana ku geliyey in ka difaaca degaanka Jabahada SNM oo horay dhiig badan ugu daadisay. Did his friends call him from Garowe jail telling him not to try anything silly? :cool::cool::cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 13, 2011 Rubbish! Kan qoraalka qoray bur bur iyo dagaal waxaan ahayn in Puntland u keentay ma is waydiiyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted October 13, 2011 Looooool :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 13, 2011 Bacaaaaaaaaaaaaac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 13, 2011 AllSanaag is a reputable news outlet, have some common sense. They call out anyone. There's no investment in areas under occupation unless you are the occupier. Quote Share this post Link to post Share on other sites