Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Conflict and war expected to occur at any time, Silayno does not rule us Garaad C/llaahi Cali Ciid

Recommended Posts

Latest News: Siilaanyo heeds the dire advice and threat of war and returns/flies back to Hargaysa on a plane. Secessionists humiliated as the tense standoff in Ceerigaabo was too much and their already compromised exposed and vulnerable position in the region strengthened.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Ka soo Jeeda Beesha Maakhir oo Ka Hor Istaagay Siilaanyo Inuu Ka Soo Gudbo Bariga Ceerigaabo

 

baabur-dagaal.jpg

 

Ceerigaabo(MMedia) Ciidamo iskood isu abaabulay oo kasoo jeeda Beesha Maakhir ayaa isku uruursaday Dooxada Dhabanaas oo 4 Km u jirta Magaalada Jiidali kuwaasoo dhaq dhaqaaq xoogan ka wada jiidaas waxa kale oo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan inay soo gaareen Gawaari tikniko ah oo kasoo ambabaxay Magaalooyinka Xiingalool,Ceelbuh,Buraan,Baaragahaqol Iyo Hadaaftimo kuwasoo kusoo wajahan dooxadaas waxaana la sheegaya inay usi diyaarinayaan sidii ay uga hor tegi lahaayen isku day la sheegay inuu wado Madaxweyne siilaanyo oo doonaya inuu booqdodeegaanadaas.

 

Talaabadan ay ciidamadu kaga hortagayaan waftiga ayaa imanaysa ka dib markii wafti uu hogaaminayo Axmed siilaanyo ay soo gaareen MagaaldaCeerigaabo kuwaasoo la sheegay inay isku dayayaan inay booqdaan Degmooyin dhowra waxaan lagu soo waramayaan in shacabka deegaankaas ku nooli ay aad uga caraysan yihiin isku dayga siilaanyo

 

Dhinaca kale Saraakiil ka socota Maamulka P/land ayaa la sheegayaa inay kasoo talabeen Magaalada Ceel Daahir(ex-Ceeldoofaar) waxaanay wataan Ciidamado ay doonayaan inay ku xoojiyaan kuwa deegaanka ee iskood isu Abaabulay

 

Shabakada Maakhir Media maray la xiriirtay Odayaash deegaanka ee Magaalada Hadaaftimo ayay u xaqiijiyeen in Ciidamo iskood isu abaabulay kusii qulqulayaan Dooxada dhabanaas waxa kale oo ay intaa ku dareen in Gawaari Tikniko ah ka ambabaxeen Magaalada Hadaaftimo halka kuwe kalen saaka waaberigii dhaafeen kuwasoo kusii jihaysnaa dooxada

 

Hadaba isku soo wada duubaa waxa laga yabaa inuu hakad ku yimaado Safarkii Siilaanyo ee Deegamadaas madaama ay hoganayaa Ciidan beeleedyo aan aqoon sanayan Mansabka iyo Maamulka uu gadhwadeenka ka yahayba waxaanay waji gabax ku noqonaysaa Safarkii uu ugu talagay inuu kusoo gala bixiyo dhamaan Gobolada uu sheegay siilaanyo inuu u yahay Madaxweyne tanina waxay noqonaysaa deegaankii ugu horeeyay ee laga horjoogsado Mr siilaanyo tan iyo xiligii uu bilaabay inuu booqdo Gobolada Bariga.

 

Maakhir Media Ceerigaabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siilaanyo prevented to set foot in East Ceerigaabo by local pro-Puntland forces who were very angry about this provocative gesture by the frail Secessionist administration in Hargaysa which is isolated and forced to come under a new Federal Somalia. The troops voluntarily organised themselves in several cities across Sanaag's vast districts in 'Dooxada Dhabanaas' 4km's outside of Jiidali and several technicals gun-loaded trucks left Xingalool, Ceelbuh, Buraan, Baaragahaqol and Hadaaftimo.

 

Traditional Elders said that troops acting on their own initiative assembled in Dooxada Dhabanaas and several 'technicals' trucks with guns on top left Hadaaftimo City.

 

Furthermore Puntland Commanders came via Ceel Daahir to Sanaag in order to strengthen the local troops there who have organised themselves independently.

 

This resulted in embarrassing halt of Silaanyo's trip as the local pro Puntland troops didn't recognise Siilaanyo's position and title of President which brings down Siilaanyo's 'false claim' of being the President in those regions of Sool and Sanaag. Thus he had to fly back to Hargaysa on a plane. A Great Victory for Sanaag and Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

kk. Siilaanyo has fulfilled his mission visiting all the regions of Somaliland and was welcomed very well as seen in the videos, pictures, keep whining Faroole boys. :D Afterall that is all you are left with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Conspiracy theory says: Siiranyo's visit to Sool and Sanag and p/l's fuzz after the visit is a bilateral mission to disrupt Khaatumo2.. Waryaa you all landers whether you are p/l or s/l, Khaatumo2 is on the horizon in a big way. Over 5000 well armed and equipped men will keep its safety.. I warn you... Hadii kale saliid badan baa qubanaysa.. Said “G6”..

 

Sow maydan arag XX siduu ugu ducaynayo shirka, waxbuu ogyahay oo lafihiisu u baqay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Fiqikhayre;751273 wrote:
Siilaanyo prevented to set foot in East Ceerigaabo by local pro-Puntland forces who were very angry about this
provocative gesture by the frail Secessionist administration in Hargaysa which is isolated and forced to come under a new Federal Somalia. The troops voluntarily organised themselves in several cities across Sanaag's vast districts in 'Dooxada Dhabanaas' 4km's outside of Jiidali and several technicals gun-loaded trucks left Xingalool, Ceelbuh, Buraan, Baaragahaqol and Hadaaftimo.

 

Traditional Elders said that troops acting on their own initiative assembled in Dooxada Dhabanaas and several 'technicals' trucks with guns on top left Hadaaftimo City.

 

Furthermore Puntland Commanders came via Ceel Daahir to Sanaag in order to strengthen the local troops there who have organised themselves independently.

 

This resulted in embarrassing halt of Silaanyo's trip as the local pro Puntland troops didn't recognise Siilaanyo's position and title of President which brings down Siilaanyo's 'false claim' of being the President in those regions of Sool and Sanaag. Thus he had to fly back to Hargaysa on a plane. A Great Victory for Sanaag and Puntland.

I have been to Erigavo. There is no such things as clan enclaves of East or West Erigavo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanaag Commander of the "Darawiish" Colonel Cashuur and Governor of Sanaag Mr. Dabayl speak about operations/actions they have commenced/carried out in North Ceerigaabo

 

SANAAG: Taliyaha Ciidanka Darawiishta Puntland & Guddoomiyaha Sanaag oo ka hadlay Howlgalo ay ka sameeyeen Waqooyiga dhinaca Ceerigaabo

 

October 14, 2011

 

Ceerigaabo: (pp)- Col.Cabdilaahi Cumar Cashuur oo ah taliayaha Ciidamada daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag ayaa faahfaahin ka bixiyeyHowlgalo ay kula dagaalamayaan dhul durugsiga maamulka la magac baxay Somaliland waxuuna sheegay taliyuhu in ay ciidaamada Amaanka ee Gobolkaasi maalmihii la soo dhaafay ay ku jireen heegankii ugu sarayey.

 

cashuur-150x1442-150x120.jpg

Col. C/laahi Cumar Cashuur oo ka hadlay ammaanka gobolka Sanaag

 

C/laahi Cumar ayaa siwayn uga biyo diiday Booqashada gaadmada ah ee maamulka la magac baxay somaliland ay ku soo gaaareen deegaanada ka tirsan gobolka Sanaag , isagoo sheegay inay jireen Awamiir ay ka soo saareen faragelinta maamulka Siilaanyo isla markaasna ay isaga difaaci lahaayeen hadii maamulka siilaanyo uu lagaha la soo galo deegaanada ay ka taliyaan maamulka Puntland ee ay beeshu degan tahay, wuxuu intaas ku daray in ay howshooda ugu weyni ay tahay sidii ay u ilaalin lahaayeen xuduudadaha Puntland.

 

C/laahi Cumar ayaa sidoo kale sheegay inay ciidamada Amaanka Puntland ay kalsooni badan ku qabaan sidii ay u difaaci lahaayeen deegaanada Puntland, taliyaha ayaa intaas sii raaciyey inay la dagaalamayaan wax kasta oo ka soo horjeeda Amaanka guud ee Puntland.

 

171.bmp

Guddoomiayaha gobolka Sanaag,Maxamed Siciid Nuur (Dabyl)

 

Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur (Dabyl) oo isagana saxaafada la hadlay Malintii khamiista ayaa sheegay inay siwayn ula dagaalamayaan Maamulka isku magacaabay Somaliland, isagoo ku tilmaamay waxa ay Wadaan daan daansi iyo daldurugsi badheedhe ah,hase ahatee ay taasi ka tabaabushayteen, ayna kala kulmi doonaan cawaaqib xumo ,guddoomiyuhu uu intaas ku daray inay heegan geliyeen ciidamada Puntland ee ku sugan magaalada Badhan & Waqooyiga Ceerigaabo iyo tuulooyinka u dhow dhow.

 

Heegankaan ayaa la geliyey ciidamada Puntland ee gobolka Sanaag iyo magaalooyinka hoos yimaada ayaa yimi , kaddib markii laga warhelay inuuMadaxweyne Siilaanyo iyo wafdi la socday ay asbuucan bilowgiisii ay isku dayayeen inay yimaadaan deegaanada hoos yimaada Puntland ee gobolka Sanaag, iyadoo arrinkaas ay ka hortageen ciidamada daraawiishta ee gobolka Sanaag oo la geliyey heegan ciidan , arrinkaas oo baajisay inay booqdaan deegaanada ay ka taliyso Puntland.

 

Maxamed Axmed Ciise

Puntland-Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this