Caano_Geel Posted October 9, 2011 Somaliland vs Somalia Balaadhan - Balaaran Laxoox - Canjeero Mudalab - Kabar-yeeri Beed - Ukun Kalluun - Mallaay Xabxab - Qarre Muqumad - Oodkac Hagbad - Ayuuto Xabuub - Yaanyo Saaka - Saakey Waaryaa - Arrey Kimis - Mallawax Sibidh - Shamiito Xadhig - Xarig Ayeeyo - Abooto Inaadeer/ Walaal - Abaayo/Aboowe kusii dar haddaad garanayso fadlan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2011 Abooto ayeeyada koowaad lagama wadee waa ayeeyo labaad. Great-grandmother, get it? Beed, xabxab, xabuub -- waxaan waa iska wada Carabi. Wali musqushii ayaa ka tagtay 'xamxam' dhahaan dadka qaarkiis. Mudalab waa Carabi iyadana laakiin ereyga Reer Koonfurta isticmaalaan (kabalyeeri) asagaba Talyaani kasoo jeedaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted October 9, 2011 the only thing i noticed is the differences between Arabic and Somali languages! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 9, 2011 Plus most of the stuff he mentioned are not just used by "Somalilanders" , it is used by ALL reer koraads including myself. I say gabadh and not gabar and I am from somewhere that is very far from the enclave. VIVA SOMALIA Now,what was the difference we should feel? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 9, 2011 Caano geel you forget darbi iyo Gidaar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted October 9, 2011 Tarmuus - Tallaagad Jalmad - Ibriiq qaando - Macalqad Shukumaan - Tuweel Somali - Arabic/English Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2011 Actually, 'shukumaan' waa Talyaani asagana. Talyaaniga dhaho 'ashukumaano.' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted October 9, 2011 LoL! How about another Arabic/Somali: Madbakh - jiko/kijo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2011 Jiko Soomaalida kaliya inay isticmaalaan moodi jiray ileen Sawaaxiliga Reer Kenya wey isticmaalaan iyagana. 'Jikooni' ayee dhahaan. They also use 'hoodi hoodi' (knock, knock) saa anaga u isticmaalno. Yaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted October 9, 2011 Digaag - Dooro! Bisad - Yaanyuur! Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted October 9, 2011 The Somali language is interesting ... buul - aqal - guri -minin + more siyaada - uur (pregnant) shanlow - garfeedh malawax - mucbeel sabayad - kimis meeqaa - imisa furun - rooti - roodhi cunug - ciyaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted October 9, 2011 Caano_Geel;750724 wrote: Ayeeyo - Abooto Inaadeer/ Walaal - Abaayo/Aboowe kusii dar haddaad garanayso fadlan ilmo eedo - ilmo abti abkoow - awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 9, 2011 Laydh - Nal Mukur - Kibir Ciyaar -Dheel Dhukur - Yuul Guri/Aqal - Minin Cirweyn -Dhuuni Qasabad - Tuubo Raashin - Hunguri Daaqad - Dariishad/Shubaako Gaadhi - Baabuur (Gaadhi waa af Hindi) Quote Share this post Link to post Share on other sites