Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 6, 2011 Waligey dadka iyo dalka Soomaaliya oo dowlad kale saan oo kale u caawineyso ma aanan arag. Waxaa ka cabsanaa inay Turkiga ka faraxalato xaalka Soomaalida maadaama Soomaalida siyaadeeda qalafsan lagu yaqaano dad aan abaal iyo mahadba lahayn. I really fear that. Turkiga oo qaadaya dhaawacyada qarixii shalay Dowladda Turkiga aya maanta ogolaatay in ay dalkeeda u qaado qaar ka mid ah dhaawacyada qarixii shalay ka dhacay xarunta Hargaha iyo Saamaha. Ogolaanshahan ayaa imaanaya xilli m/weynaha Soomaaliya iyo r/wasaaraha Turkiga ay ka wada hadleen weerarka argagixiso ee shalay Muqdisho ka dhacay. Sida ay qoreen wakaalada wararka dalka Turkiga, r/wasaara Erdogan oo xiriir la sameeyay m/weyne Shariif ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii shalay. Dowladda Turkiga ayaa shaqaale isugu jira gar-gaar, injineero, macallimiin, dhakhaatiir iyo waliba safiir ayaa waxa ay ka joogaan magaalada Muqdisho. Tan iyo booqashadii r/wasaare Erdogan ku tagay Muqdisho, Turkigu waxa uu gacan weyn siinayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 6, 2011 ^wonder why now? Somalia has been in this Sh1t for 25 years! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted October 6, 2011 ^wonder why now? do you have problem with that?? anytime help is needed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 6, 2011 Waa sax MMA....Ilaah ajar haka siiyo horumarkoodana ha u sii kordhiyo, runtii waa walaalo aan la hilmaami karin. Ilaahoow annagana kuwii ka faa'iideysta naga dhig. Already ceebo ayaa soo baxaya ay ka mid yihiin in deeqihii waxbarasho la kala boobayo oo dad jooga Sudan, Jabuuti, Yaman iyo Kenya laga qayb-gelinayo. Soomaalida iyo masuuliyed-darrada maxaa mataaneeyey waa yaabe? Goormaa corruption laga korayaa. Maka sheekeynaayo kuwa Soomaaliya jooga oo keliya, kuwa qurbaha ayaaba ka sii daran! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted October 6, 2011 We can all be emotional about the timely involvement of Turkey this hour of need. But so long as we don't produce courageous and ethical leadership soon - Turkey’s efforts will run onto a wall, they will surely get disappointed and fold their red carpet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 6, 2011 This is the time that we Somalis should unite, and fight back against Al-Shabaab Som@li;750041 wrote: ^wonder why now? Somalia has been in this Sh1t for 25 years! Don't be ungrateful my friend. Someone extended you a helping hand when you're in need, and that is your answer! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 7, 2011 And they did. Dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga Turkiga abaalkee Soomaalida u fashay waligeeda lama iloowi doono. I hope a future government will name an avenue weyn Xamar ku yaalo after Turkiga. It is the least we can do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 7, 2011 Turkey evacuates dozens of Somali blast victims MOGADISHU (Reuters) - Turkey evacuated dozens of severely wounded blast victims from the Somali capital Mogadishu on Thursday, two days after a suicide bomber killed 72 people in the rebel al Shabaab group's deadliest attack since launching an insurgency in 2007. The truck bomb wounded more than 100 others, many of whom suffered severe burns and broken limbs, overwhelming the coastal city's ill-equipped hospitals. African peacekeepers said a lorry laden with drums of fuel rammed a checkpoint outside a checkpoint housing government ministries, where students had gathered to register for scholarships offered by Turkey. Keen to strengthen its relations with Africa, Turkey has ramped up its aid presence in famine-struck Somalia and promised major infrastructure projects in the capital. "Some of them are unconscious. These 36 victims are the first (to be evacuated) among those who are in a serious condition and can't be treated here in Mogadishu," Justice Minister Ahmed Ugas Bille told Reuters at the airport. They were expected to arrive in Turkey later on Thursday. Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan visited Somalia in August as part of his country's push to deepen its ties with Africa. The al Qaeda-allied rebels pulled most of their fighters out of Mogadishu in August but warned Somalis of further strikes on the city. "Al Shabaab's heinous attack in Mogadishu shows utter disregard for civilian life," Daniel Bekele, Africa director at Human Rights Watch, said in a statement. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted October 8, 2011 Some countries in the west and even Africa have started to question the motive behind Turkey's generosity towards Somalia.Its like they dont want anything good for Somalia.Long live Turkey,a good friend of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 8, 2011 Quote Share this post Link to post Share on other sites