Sign in to follow this  
Degel

Warbixin:Garab jabhadii SSC ,Masuuliyiin iyo Somaliland oo ay dhexdhexaadinayaan Sh.shariif iyo Isma

Recommended Posts

Degel   

Warbixin:Garab jabhadii SSC ,Masuuliyiin iyo Somaliland oo ay dhexdhexaadinayaan Sh.shariif iyo Ismail cumar geele

 

http://allboocame.com/?p=6978

 

A must read. What a bust, what a bust. I always knew something was not right about the SSC Booga Booga Or Soomaalidiid (aka SL) Wannabees!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Interesting article. Basicly it says that Ismail Omar Gheele and Sheick Shariif are mediating between Somaliland and a faction of the SSC led by Garaad Jama and Xaglatoosiye. And that G6 group led by Ali khaliif Galeyr prebared a cabinet to be confirmed on the Khaatuma conference and they will lead the negoitation with Somaliland.

 

Who will get to Hargeysa first?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

According to the article there are 3 groups. One group of the SSCalready joined Somaliland, group led by military leader Kayse, Khusuusu chairman and SSC treasurer Osman.

 

And then there are the Garoowe Garaad's of Faroole. Ofcourse they are politicly as relevent as our own Suldaan of Dhirta Waqooyi is. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Madaxdhaqameedka Garoowe oo Cadeeyey Mowqifoodka Rasmiga ah.

 

Madaxdhaqameedka garoowe ayaa hadal u eg Bur burin shirka iyo kala Farogelin soo saaray, inkastoo aysan Madaxdhaqameedka SSC baaqa u dhamayn hadana waxaa ka dhex muuqda intii Garoowe ku xidhnayd.

Sidan ayuu u dhignaa qoraalkoodu.

 

1. Inay taageereen gogoshii Garaad Salebaan iyo goobtii shirka e Magaalda taleex.

2. In waqtiga shirka la qabto 20/11/2011.

3. In ergada shirka ka qaybgelaysaa noqoto 165 xubnood oo ku salaysan saddexdii meelood.

4. In shirka lagu martiqaado 25 xubnood oo marti sharaf ah, 20 xubnoodna yihiin dadka gudaha, 5 xubnoodna dibedda.

 

5. Beel walba Isimka, cuqaasha, iyo waxgaradka ayaa soo xuli doona ergada shirka uga qaybgelaysa.

6. Ergada dibeddu waxay ku imanaysaa habka sadddexda beelood.

7. Qarashka shirka sidii horeba loo ballan qaaday waxaa laga sugayaa qurbajoogta.

8. Nabadgelyada shirka waxaa masuul ka ah Garaadka gogosha dhigay iyo beeshiisa.

9. Qabanqaabada shirka waxaa iska leh beesha gogosha dhigtay.

10. Shirka iyo ajandihiisa waxaa hagaya Isimada iyo gudiyo ay magacaabi doonaan marka shirka laysugu yimaado. Hoos ka AKhriso bilowgii hore ee shirqoolka ay maleegayan Madaxdhaqameedka Garoowe.

 

http://horufadhi.com/2011/10/05/madaxdhaqameedka-garoowe-oo-cadeeyey-mowqifoodka-rasmiga-ah/

Share this post


Link to post
Share on other sites

8. Nabadgelyada shirka waxaa masuul ka ah Garaadka gogosha dhigay iyo beeshiisa.

9. Qabanqaabada shirka waxaa iska leh beesha gogosha dhigtay.

10. Shirka iyo ajandihiisa waxaa hagaya Isimada iyo gudiyo ay magacaabi doonaan

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this