Somalia Posted October 4, 2011 http://www.raxanreeb.com/?p=113310 Hargeysa (RBC) Madaxweyne ku Xigeenkii Hore ee maamulka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo haatan ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu saxaafadda dhowaan siiyey raysul wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali oo ahaa in Somaliland ay tahay maamul goboleed ka mid ah jamhuuriyadda Soomaaliya. Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal ka jeediyey munaasabad ay ku kulmeen labada xisbi ee UDUB iyo UCID ee mucaaradka ah ayaa ka digay in beeshii reer Somaliland ee rabta inay ka mid noqoto dawlada federaalka Soomaaliya ay u diyaargarowdo dil iyo xasuuq la mid ah kii ay geysatay dawladii militariga ee Maxamed Siyaad, siduu hadalka u dhigay. “Prime minister-kii dawlada Soomaaliya wuxuu yidhi Somaliland waa maamul goboleed… wuxuu yidhi soo hanaan raaco heybso calankaada, anaguna waxaa leenahay.. waanu hanaan raacnay oo waxaan dooranay calanka towxiidka” ayuu yiri Axmed Yuusuf Yaasiin. “Ninkii ku naaloonaya Soomaaliweyn dee beel dhan bey ka dhinteen 5,000 ruux, beeshii dooneysa inay federal qaadatana taa ha u diyaargarowdo” ayuu hadalkiisa sii raaciyey. Dhowaan ayaa wareysi raysul wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas uu siiyey idaacadda BBC wuxuu ku sheegay in DKMG aysan aqbali Karin in lakala gooyo dalka. Wuxuuna raysul wasaaruhu ugu baaqay saraakiisha maamulka Hargeysa inay dadkooda wax la qeybsadaan. Maamulka Somaliland ayaa inkastoo sanadkii 1992-kii ay ku dhawaaqeen gooni isu tag haddana aan helin habayaraatee wax aqoonsi ah iyadoo haatana 2o sano ay ku dhowdahay mudadii ay Somaliland sheegtay inay Soomaali ka go’day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 4, 2011 Axmed Yuusuf Yaasiin and C/weli Maxamed Cali Gaas cann,t do any thing what SL PPL want spend your time to thng about bloodshell in mogadisho and how to defeat those animals Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted October 5, 2011 seriously! somaliland syndrome! is called SSS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 5, 2011 Don't call them animals man, their leader and deputy leader both hail from Somaliland, so show some respect! :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 6, 2011 Somalia;750002 wrote: Don't call them animals man, their leader and deputy leader both hail from Somaliland, so show some respect! :cool: I don't care where their leaders from, I know they change their tribal ID like they change their names Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted October 6, 2011 Wiil Cusub;750004 wrote: I don't care where their leaders from, I know they change their tribal ID like they change their names What do you mean, "I don't care", you should care, the "animals" are headed by people from Somaliland! The TFG shall investigate any possible links between a certain Somaliland minister and Al-Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites