Nabad_dadaye Posted October 6, 2011 horta in baraamijkan eey dad soomali ahayn eey lug ku leeyihiin wey cadahay ,oo wadama badan ayeyna faaido ugu jirin soomaaliya laakin taageerada gudaha eey ka helayaan ayaan ka badan , hadaan dhahno dakada kismaayo aya dhaqaala kasoo galaa ,su'aasha meesha imaaneyso waa maxey maraakiibtaan fara badan ee NATO ee bada buuxiyay eey ka qabanaan meesha . hadaan dhahno kenya ayaa taageerto ,sidey macquul ku tahay dad marwalba iney qaraxyo ka geysanayaan gudaha kenya sheegaya in dowlada kenya taagerto , maxeyse usoo sheeg qaadin Ethiopia iyo iney weerari doonaan ayadoo cadaawada naga dhaxeyso saqiirkuba uu ogyahay . Ereteria waa suura gal maadaama eey dagaalka kala dhaxeeyo ethiopia eey rabto in uu soomaali lagu qorsheeyo . ganacsiga soomaaliya waxaa xudun u ah suuqa bakaara hada waxaa gacanta ku hayo TFG suura galna ma ahan in dhaqaala eey laba maalin ku dagaalami karaan eey ka helaan ganacsatada degmooyinka kale . mida iigu macquulsan waa in uu mareykanka u fududeeyo wadooyinka dhaqaalaha usoo maro ,si eey u helaan marmarsiiyo ah in soomaali ka halis badan tahay afqhanistan maadama alqaedada afqhanistan ey daciiftay si ciidamada wadankaas soomaaliya loogu wareejiyo dagaalkana meesha kasii socdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 6, 2011 Alshabaab is being funded by wealthy Arab Sheikhs from the middle east and the State of Eritrea and with revenues in the places they control. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 7, 2011 caydarus;749790 wrote: Snm and dabahshiil is the main funder........................... cudurka xaasidka la yidhaa Ilahay ha idinka daweeyo. Kuwaas ayaa yidhaa Somali ayaanu jecelahat Quote Share this post Link to post Share on other sites