Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Somalia: Puntland President Condemns Al Shabaab Terrorist Attack and Sends Condolences to Families.

Recommended Posts

PRESS RELEASE

 

04 October 2011

 

zPunt.jpg

 

The President of the Government of Puntland State of Somalia, His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), on behalf of the people and Government of Puntland, strongly condemns the heinous act of terrorism, which the Al Shabaab terrorist group carried out today in Mogadishu.

 

Using their barbaric methods of massive truck-loaded explosives and suicide bombings, the terrorists murdered and injured hundreds of innocent civilians. The victims included many young students and their parents awaiting exam results for scholarships to study in Turkey.

 

The President, speaking live on the BBC Somali Service this afternoon, sent sincere condolences to the families of the victims, the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, and to the Somali people everywhere.

 

President Farole sent a defiant message to the terrorists: "This heinous and subhuman terrorist attack will unite our people and the whole civilized world to fight and cleanse these criminals from our world." The President called upon the people Puntland to be vigilant of terrorist attacks.

 

Communications Office

The Puntland Presidency

Puntland State of Somalia

E-mail: info@puntland-gov.net

Web: www.puntland-gov.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mise wuxuu waa wixii soomaalidu dhihi jidhay; waa af carabi?

 

 

 

u.d.m - Illahay ha u naxariisto dadka masaakinta ah ee xaq darada lagu dilay

Share this post


Link to post
Share on other sites

M.PL oo canbareeyey qaraxii Muqdisho

 

5 Oct 5, 2011 - 1:49:13 AM

 

farole.jpg

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole isaga oo ku hadlaya magaca shacabka iyo xukuumada Punltand waxa uu si weyn u canbaareynayaa weearkii foosha xumaa ee kooxda argagixisda Alshabaab ka geystay Muqdisho shalay 04,Oct 2011.

 

Iyaga oo isticmaalaya qaababkooda waxuushnimada ah kana baxsan bini’adanimada waxay gaari walxaha qarxa lagu soo rakibey ku qarxiyeen waxana ku dhintay tobanaan dad ah oo waxba aan galabsan iyadoona ay kamid ahaayeen ardeydii Turkiga deeqaha waxbarasho ka helay iyo walidiintoodi qaar.

 

Madaxweynaha Puntland Dr,Faroole oo si toos ah khadka ug jirey shalay galab Idaacada BBC-da laanta afka-Somaliga ayaa waxaa u tacsi u direy dhamaan qaraabadii iyo eheladii ay dadka dhintey ka geeriyooden,Dawladda Federaalka Somaliya iyo dhamaan umadda Somaaliyeed meel kasta ay joogaan.

 

Madaxweynuhu waxa uu fariin cad u direy argagixisada’’weerarkan argagaxisada ah kana baxsan bini’adanimada waxa uu mideynayaa shacabkayaga iyo beesha caalamka sidii looga nadiifin lahaa danbiilayaashas dunidayada”

 

Madaxweynaha Puntland sidoo kale waxaa uu ugu baaqey reer Puntland in ay ka feejignaadaan weeraro argagixisanimo.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shabelle   

lol, what does this fool know about Somalinimo?

 

He has personally been complicit in sending young OG boys to Ethiopian jails. To hell with him and all the other "odoyaals" who sell out our citizens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this