Caano_Geel Posted October 3, 2011 Allow Siyaad uga warama caawa waxataagan Allow yaa wax lama caasiyee, Caadka uga qaada Allow yaa cibaarada jirtiyo muuja cidhif-keeda Cashadii wedkii ku cuskadaa Cawda loo jaraye Nimankii SNM ee uu carqaladeeyay Ee uu codkoodaba ka dhigay, ciyaw dhawaaqaaya Inay gobolo soo xooriyeen Caawa ya u tabiya Waqooyi inuu dabadaa xornimo qaatay, oo xawaareeyay Oo cirkaa sare u baxay, calana uu yeeshay, Madaxweynayaal daacadana, dimiqraadi lagu doortay Oo shacabkii damaashaaday, daasadana wada qaatay. Ciidamadaadii Xamar, sidii bay hadhuudh - Ugu casheeyaane Canjeerada kolay tahay ma jirto – Calaf ay quutaane Wax cadabiya mooyiye – Ma arag ruux ka caafiya’e Cutubyada waxa hagga – Ninkii caarifee adag’e Indha-cadde inuu taliye yahay – Caawa yaa u tebiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 3, 2011 Stop ka dhilleysiga dadyowga kale waxa ay qoreen then making it your own stuff by editing and abusing the original text which is owned by HAATUF, and it looks like this, check more on here: Source, July 29, 2003 By the way, it is not a poem, it is pure jacburis of ila-qosol prepapred by Radio Maqalloocshe Allow yaa Cigaal uga warama Caawa waxa taagan, Allow yaa wax lama caasiyee Caadka uga qaada, Allow yaa cibaarrada jirtiyo Muuja curufkeeda, Waa tuu ciyaal iyo ka dhigay Caamadoo kala’e, Caynkay wakiilladu faleen Yaa warka cajiima, Curadkuu ka tegay yow bandhiga Ceebo waxa haysta, Cabanaan daraadeed inuu Ciil la ladi waayay, Oo uu catow xaalku yahay Caawa yaa u tebiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 3, 2011 tuug la qabtay tala maleh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 3, 2011 lol No creativity at all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 3, 2011 not Cool MSB Wu dhintay whats the point of inad u gabaydid its not like wu ka so jawaabi kara kuwa Cigaal u gabyaya ka sii daran war dunidan wala rogaya umadan sidan halo dhamo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted October 3, 2011 ^waste of cyber-ink and space - Fake 'jacburis' and dead ex-president Quote Share this post Link to post Share on other sites
yahya007 Posted October 4, 2011 Yunis;749526 wrote: ^waste of cyber-ink and space - Fake 'jacburis' and dead ex-president exactly Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 4, 2011 ^Nuune, Caadi ma tihis. Google uu daalinyaa ninkan u sheeg. Hadhow dhowr text oo isku eg way ku adkaaneysaa Odayga Google ah in uu kala doorto. XX, Wadaadkii Siirood sidaad ual xeratay waad is badashay adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites