Mooge Posted October 3, 2011 Puntland is known to be the land of hospitality for thousands of Southerners. for some, these camps are the only places they have known for many years. puntland goverment ordered refugee camp names be renamed to something positive and uplifting. Kaamamka Bosaso oo magacayada Qabyaaladeysan laga badalay Kulan ay isugu yimaadeen xarunta Dawladda hoose ee Bosaso iyo Guddoomiyaasha 12-kamid ah Kaamamka Barakacayaasha ee gudaha magaalada Bosaso ayaa la isku afgartay in magacyo loo sameeyo kaamamka ay ku jiraan dadka farah badan ee usoo Barakacay deeganada Puntland. Magacyadii hore ee 12-kaam ayaa lagu sheegay in ay ka turjumayeen Qabaa'ilada degan,waxaana gabagabadii la isku raacay in loo sameeyo magacyo cusub kuwaas oo kala ah: 1. Buulo ejuraan [badbaadol]. 2. New Shabelle [Gaaca]. 3. Buula Eeleey [Kalkaal]. 4. Shabelle-A [bilan]. 5. Shabelle-B [bawaaqo]. 6. Tuur Jaalle [Tuur Khayre]. 7. Shirkoow [Horyaal]. 8. Abboow-A [israac]. 9. Abboow-B [Nuura]. 10.Aebsame-A [Ridwaan]. 11. Aebsame-B [ Tabaarak]. 12.Aebsame-B [Mustaqbal] Si kastaba go'aankan magacyada looga badalay 12-kaam ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey dadka ku dhaqan Kaamamkaas iyo kuwa degmadanada ka dhigtay gudaha magaalada Bosaso. Magacyada la badalay ayaa caadeeynayay qabaa'ilada kamamka dagan maadama dadka soo barakacay ay kasoo carareen dagaalo iyo qabyaalad, waxaa khasab ku noqotay dowlada Hoose ee Boosaaso in ay kala tashato dadka halkaas dagan in ay ka tanasulaan magacyada qabiilka ee dhibaatada badan baday shacabka Soomaaliyeed. Allidamaale Bosaso Quote Share this post Link to post Share on other sites