Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 3, 2011 Waaku raacsanahay hadalka uu soo jeediye in cafis la weydiisto dadka la heybsooco, cafiskaas oo ka imaanaayo kuwa sheegto inay tira badanyihiin dadka kale without any daliil. Waana kusii raacsanahay inay gogol u wada dhigaan Soomaalida maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin, only iyaga la dulmiyo ma'ahee. Taloow intaas dadweyne meesha ku sacbinaayo, taloow uurkoodana saas muu u sacbinaayaa run hala isku sheegee. Hmm... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 3, 2011 maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin Halkan Jabhad bay ahaayeen oo Shiish Wanaag baa la odhan jiray ........ but maybe that is the case in Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 3, 2011 lool shiish wanaag, don't know if that is itself is heyb-sooc, ugaartaa ayaa shiishka laga keenay weeye, soo saas ma ahan lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 3, 2011 Iyagaa magacaas la baxay berigaa ..... It means "Sharp-shooters" .... They were mainly operating in the downtown, daami, New-Hargeysa and Cabaaye areas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 3, 2011 Impressive stuff! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 3, 2011 Ohh the silly clan meetings ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 3, 2011 Alpha Blondy;749373 wrote: Impressive stuff! MMA, is this allowed? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 3, 2011 What is the jesus Muse Clan doing there by the way i am allergic to Clan talk Quote Share this post Link to post Share on other sites