Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Sinnaandoon

Recommended Posts

 

Waaku raacsanahay hadalka uu soo jeediye in cafis la weydiisto dadka la heybsooco, cafiskaas oo ka imaanaayo kuwa sheegto inay tira badanyihiin dadka kale without any daliil.

 

Waana kusii raacsanahay inay gogol u wada dhigaan Soomaalida maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin, only iyaga la dulmiyo ma'ahee.

 

Taloow intaas dadweyne meesha ku sacbinaayo, taloow uurkoodana saas muu u sacbinaayaa run hala isku sheegee. Hmm...

Share this post


Link to post
Share on other sites

maadaama ay ka mid yihiin dad dhibaatada Soomaaliya aan hal wax ku darin

Halkan Jabhad bay ahaayeen oo Shiish Wanaag baa la odhan jiray ........ but maybe that is the case in Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool shiish wanaag, don't know if that is itself is heyb-sooc, ugaartaa ayaa shiishka laga keenay weeye, soo saas ma ahan lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iyagaa magacaas la baxay berigaa ..... It means "Sharp-shooters" .... They were mainly operating in the downtown, daami, New-Hargeysa and Cabaaye areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this