Caano_Geel Posted September 28, 2011 Marka hore salaan, kal iyo laab ah, ayaan idin salaamayaa... Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan laba su'aalood idin waydiiyo, bal isku daya haddaba inaad si waxan uga jawaabtaan, idinkoo aan twist-garayn. Waa kuwan su'aalihii. 1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa? 2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala? Caano-Geel Dhame Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 28, 2011 Caano_Geel;748557 wrote: Marka hore salaan, kal iyo laab ah, ayaan idin salaamayaa... Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan laba su'aalood idin waydiiyo, bal isku daya haddaba inaad si waxan uga jawaabtaan, idinkoo aan twist-garayn. Waa kuwan su'aalihii. 1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa? 2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala? Caano-Geel Dhame Marka danbe salaan, lug iyo baal, ayaan ku salaamayaa ... Intaa ka hor waxaan rabaa inaan laba jawaabood ku siiyo, bal isku day haddaba inaad si fiican u fahanto adoon hadalkeyga kala gadin. Waa kuwan jawaabaha. 1. Somaliland waa dadkayaga, aanu wada wadaagno luqad, diin, dhaqan, qabiil iyo daris wanaag, intaas oo faa'iido ayaa noogu jirto. 2. Jawaabta koobaad ayaad ka heleysaa su'aashaada labaad. Nuune-kildhi qube Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted September 28, 2011 @ Nuune Djbouti ba intaas waad wadaagtaan, haddana kala laba wadan baad tihiin! Waar waxaan ku idhi waxaasi socon maysee, Miyaadan ogayn Somaliland have a point. Dawladdii military ga ahayd waxay, ku xasuuqday, ka sheekee, iyo sababta aan illaa iminka cidina uga hadlin?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 28, 2011 1)Faa'iido & la'aan'ba waa gobollo Somalia ka mid ah. 2)Waddo walba waan ku raadineynaa si aan u helno 2'daas gobol ee is dhega adkeynaya. FG. hawshaas oo dhan waa marka Somaliyada kale oo dhan hal maamul la isugu keeno, nabad ugu yaraan tan Somaliland ka jirta oo kale la helo. Maaddeey marag laawe deexeed!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 28, 2011 Caano_Geel;748563 wrote: @ Nuune Djbouti ba intaas waad wadaagtaan, haddana kala laba wadan baad tihiin! Waar waxaan ku idhi waxaasi socon maysee, Miyaadan ogayn Somaliland have a point. Dawladdii military ga ahayd waxay, ku xasuuqday, ka sheekee, iyo sababta aan illaa iminka cidina uga hadlin?? Hadduu hadalkaagu yahey Jabuutiba waa dowlad anna dowlad baan noqonayaa, then another debate ayaad noo sii fureysaa taas oo u baahan falanqeyn, shaaheeyn, barjeyn iyo geerisheynba, kolka halkaa ha inoo joogto ina adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 28, 2011 Caano_Geel;748557 wrote: 1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa? 2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala? 1. La'idinkuma dhagano, ee idinkaa u maleeya in la'idinku dhagan yahay, hadaan ka saarno in uu aduunweynaha oo idil idin ictiraafsaneen...Ama lug ha'isku taagto, ama ha jilbo jabsato, ama haduusho, aduun weynaha wili ABADAN buu taagan yahay. Sidaa awgeed Somaliland waa gobollo Soomaaliyeed oo ka tirsan Soomaaliya. 2. Ku noqo jawaabta koowaad. Kool_Kat Kabo Kooyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nina Fox Posted September 28, 2011 Oh buoooy. Im going to trample on some feathers today. I knew this was gonna happen when I was served cold coffee mina subax....So here it goes These questions aren't serving any real purpose besides provoking hatred and cuqdad among the 2 regions. Nobody is forcing Somaliland to be part of Somalia, and if the TGF are planning to forcefully retain this region they are delusional. As far as Im concerned Somaliland has been a government for a long time and I wish them all the best in their future endeavours. However what gets to me is S/LANDERS asking----Maxaad ka qabtaaan? Maxaad inaga rabtaaan? Maxaa maxaa maxaa. You are coming across as if you are seeking assurance, and Im sure that was not your intention. Im going to tell you exactly what I tell the S/LAND part of my family at home-----------Nobody cares hadaad go'daan, besides you aint going to set-up shop in Pluto, y're only next door, stop makin a fuss and get on with it will ya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 3diina tuulo la goostaa idinkeey idin taala reer ethnic landers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 28, 2011 Nina Fox;748577 wrote: Oh buoooy. Im going to trample on some feathers today. I knew this was gonna happen when I was served cold coffee mina subax....So here it goes These questions aren't serving any real purpose besides provoking hatred and cuqdad among the 2 regions. Nobody is forcing Somaliland to be part of Somalia, and if the TGF are planning to forcefully retain this region they are delusional. As far as Im concerned Somaliland has been a government for a long time and I wish them all the best in their future endeavours. However what gets to me is S/LANDERS asking----Maxaad ka qabtaaan? Maxaad inaga rabtaaan? Maxaa maxaa maxaa. You are coming across as if you are seeking assurance, and Im sure that was not your intention. Im going to tell you exactly what I tell the S/LAND part of my family at home----------- Nobody cares hadaad go'daan, besides you aint going to set-up shop in Pluto, y're only next door, stop makin a fuss and get on with it will ya. Its not at the end of the world, its only next door. very relative indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 28, 2011 Do peope never get tired of the Somaliland debate where everyone repeats what they have said many times before :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2011 oba hiloowlow;748588 wrote: 3diina tuulo la goostaa idinkeey idin taala reer ethnic landers Dee bal madaxdina inta ka dhadhicya dalabay already supports it now Sheikh dalxiis and cabdi cawar Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 ^^hadee Awdal iyo SSC madaxdaada ka dhaadhici ineey iska ilaawaan marka horeba! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2011 Awdal ma adiga dantooda u sheegeya iyo gobolada sool iyo sanaag watan Gobolki sanaag oo damashadaya Gobolka awdal magalaada borama meeshi Somaliland aasaaskeedi dawladnimo lugu asaasay dawasho wacan Xafladi Sheikh Cali jawhar ninki garanaya garanaya 1993 Magaalada borama Ala cisak wa 18 may Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 Adeer cidii midnimo soomaliyeed jecel waala tageeraaya ma garatay, deegaan kasto ee somalia haka so jeedo.. Waa reer Awdal oo baashaalaya ilaa daawo calankii bulugana waaka meesha ka muuqde, yaa salaam! Waa Kanaa hadana reer SSC,wasiirka arimaha dibedda iyo madaxweynaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2011 Loool Qoliyihi Minneapolis iyo Canada ka damashaday wayahay bal ana Azania aan ka raadiyo hudheeladi nairobi iyago damashadaya oo cuntadii cheese ka cunaya adeer wax dhab ah oo arligi ka jiran anigu keeney Xarunti Gobolka sanaaag oo laga damashadayo Somaliland maalinti gooni isu taaga iyo gobolka awdal xarunta magaalada borama meeshi somaliland lugu asaasay oo laga damashaadayo maalinta gooni isutaaga Laakin wayahay bal weynu wadi sheekoyinkaas Qurba joogta looolz Quote Share this post Link to post Share on other sites