Nabad_dadaye Posted September 28, 2011 turkey abaal weyn ayey runta ugashay soomaaliya , qofka rabo inuu wadan dumay dhiso waxaa uu suubiyaa waa inuu hoos kasoo dhiso shacabka , turkey waxbarashadeeda aad ayey u sareysaa ,qofkii fursad uhelana waa qof nasiib leh . dhalin yaro badan ayaa runtii qoryaha iska dhigi doona markey arkaan facoodii oo dhaqaatiir , injineero , dhaqaalayahano wada noqday , ilma badan oo eey alshabab qalbiga ka xadeen ayaa hada waxey heystaan fursad iney waxbarashadoodii kulaabtaan fursadahaana ka faaideystaan . shaqadaan oo kale waxaa isku dayay wasiirkii waxbarasha ee marxuum cadow , ee shaamoo lagu qarxiyay , marxuumkaas intuusan geeriyoon wuxuu scholarship u helay arday kun ku dhaw mudo 2 sano ah isagoo ukala diray Yaman,sudan iyo pakistaan , arinkaas oo dartiina loo dilay . alshabab hada ma awoodo iney turkey colaad la gasho maadaama eey xeryaha shabeelada hoose eey taageeraan walaalaha turkey . walaalaha masar iyo sudan ee iyana siiyay deeqa wax barasho wey madahsanyihiin , mustaqbal nuuraaya ayaa usoo muuqda bulshada soomaaliyeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 28, 2011 Best news from Somalia in years.. Thanks Allah.. Many thanks to Turkish gov and its people. I have concerns about some of the kids though, I thought the scholarships are higher education and some of the kids seem very young.. Is it me or my eyes get used to seeing kids fed with modified chickens in west.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 28, 2011 Somalina;748458 wrote: Feast your eyes on the future Somali Doctors, Lawyers, Engineers, Enterprenuers and what have you. Thank you Turkiya. ========== Alxamdullulah. Nice to see Moqadishu smiling again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 Great stuff , howl ayaa sugeeyso adraydaan ee ilaahay ha uu fududeeyo!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted September 28, 2011 I hope these kids understand what opportunity is given to them and should not waste it by smuggling themsleves to Western Europe Many of them will be under pressure from their families in Europe and America to come, and if that happens Turkey will be disappointed and will give up on Somalis. In the long term Turkey should help Somalis to get a world class education in their own country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 28, 2011 Somali students in Turkey to get better education Wednesday, September 28, 2011 One of the female students, Nasra al-Hussein, said that she wanted to be a doctor to help her people. Only mothers can understand this photo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted September 29, 2011 Madexweynaha oo la dardaarmey ardeyda Soomaaliyeed. http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/09/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Dardaaranka-Madaxweynaha-Uu-U-Jeediyey-Ardayda-Waxbarashada-U-Aaday-Turkiga-.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 29, 2011 ^ Thanks Somalina.. The emotioned and cried mother reminded me a lot.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted October 5, 2011 inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun . intii dhimatay allah unaxariisto inta dhaawacana alla ha bogsiiyo , cadaawada alshabab eey kaga soo horjeedaan in soomaaliya nabad noqoto wey sii cadaatay , qofkey shaki uga jirtow maanta xaqiiqso in alshabab eey ujoogaan iney sii lugooyaan dadka .wax horumar ahna uma ogola . ficilkoodii ayey sidisii usameeyeen . ujeedadana waa in la waayo qof soomaali ah oo dugsi sare dhaafa ama xitaa aqoon uu eheladiisa ugu yaraan ku anfaco uu helo . ma rabaan in jahliga laga boxo ,oo wax la barto ,xaqana iyo xaq daradana lakala garto , waxey rabaan in dadku jaahiliin iska ahaadaan si eey waxa eey rabaan uga dhaadhiciyaan , wacyiga waxbarashada mar walbuu sii kordho waxaa yaraado qofka in uu qaato fikir been abuur ku saabsan . cadeyntana waa tanaa wareysi lala yeeshay ninkii isku qarxiyay muslimiinta aanan danbiga galabsan (bashaar cabdulaahi nuur ) http://somalimemo.net/codad/Istishhaadi%201.mp3 bal si fiican u dhageyso daqiiqadaha u danbeeya iyo cilmi yaradi uu qabo dhanka diinta iyo waxa dunida ka dhacaayo . noocaan ayey rabaan alshabab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 5, 2011 aqoon la'an waa iftiin la'an until the shabaabs blow you up Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted October 5, 2011 Somalina, seeing those pictures brought hope to many unfortunately alshabaab is there to slaughter them. may allah protect them all, those kids are hungry for education and i expect they will succeed insha allah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted October 5, 2011 Resilince and hard work of Somali people will inshallah continue and one day will pay off. Somalis of all clans, of all regions, of all sect should stand up to these murderous,violent vampires that want to hold Somali people hostage. And God willingly we will prevail. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 6, 2011 Masha Allah, the Turks took the exams, make the selections and considered giving priority to orphans. May be they have studied Somalis very well and know how to get the job done. I say let the Turks rule Somalia until the Somalis learn how to rule themselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 7, 2011 Ku dhowaad 160 ardey oo maanta ka dhoofey Aden Adde International. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 7, 2011 Juxa;749811 wrote: Somalina, seeing those pictures brought hope to many unfortunately alshabaab is there to slaughter them. may allah protect them all, those kids are hungry for education and i expect they will succeed insha allah Amiin to your du'a. "Where there's a will there is a way". Ardeydii dhimatey AUN, waqtigooda ayaa dhamaadey, kuwa noolna ma joojinaayaan baahida ay u qabaan iney wax bartaan. Inan aan wax isku nahay ayaa ku jirey ardeydii ku dhimatey qaraxa, aad iyo aad ayuu ugu faraxsanaa scholarshipka uu helay, hamigiisana waxuu ahaa inuu wadankiisa wax u taro markuu soo dhameysto waxbarashadiisa. AUN asaga iyo intii kale ee ku dhimatey qaraxa October 4. Sabar iyo iimaan ilaahey haka siiyo waalidkooda iyo walaalahooda. Aamiin. AS looma joojinaayo waxbarasho intuu hal ardey ku noolyahay Soomaaliya. Haddii lugaha lagaa jebiyo si aanad u socon waa inaad barataa si gacmaha aad ugu socoto. Quote Share this post Link to post Share on other sites