Sign in to follow this  
oba hiloowlow

New Album by Xaaji Xanjo

Recommended Posts

Siyaasiga caanka ee SOL ee Xaaji Xanjo ayaa goordhow xaqiijiyay inuu siyaasada ka fariistay, waloow uusan sheegin sabahaha ka danbeeysa arintaan , Ilo xog ogaal ayaa sheegay inuu siyaasiga fanka ku biiray oo album cusub duubay, kaasoo qorshuhu yahay inuu soo baxo sanadka cusub ee 2012. Albumka cusub waxaa la yiraahdaa '' Ethnic Lander'' waxaana laxanka, erayadda iyo musica ku ladhay isla Xaaji Xanjo. Albumka cusub wuxuu ka koobanyahay 7 heesood. Magacyada qaar ee albumka ayaanu ka helnay ilo xog ogaal waana sida tan:

 

1: Ethnic Lander

2: Wey duushaay

3: Ictiraaf

4: Hami

4: Amiirka aloow ii daa

 

Ha moogaanina sanadka cusub 2012 iyo Albumka Xaaji Xanjo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Macaa wuu gabyaa. ma dhageysatay gabeys giisa Shariif uu u tiriyay?

 

Sheickk Shariifoo kumee

Shanganii ka deydeyee kumee

Shibis ka waayee kumee

Sakiino kugu dawakhee kumee

............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Oba, you made a mistake. Heesta "way duushay" waa erayadii Xaaji Xanjo, iskudabridkii Ngonge, laxanka waxaa saaray Jacaylbaro, iyo gabdhaha xaga danba ka jiidinayana waa heblaayo iyo hebla.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this