oba hiloowlow Posted September 27, 2011 Siyaasiga caanka ee SOL ee Xaaji Xanjo ayaa goordhow xaqiijiyay inuu siyaasada ka fariistay, waloow uusan sheegin sabahaha ka danbeeysa arintaan , Ilo xog ogaal ayaa sheegay inuu siyaasiga fanka ku biiray oo album cusub duubay, kaasoo qorshuhu yahay inuu soo baxo sanadka cusub ee 2012. Albumka cusub waxaa la yiraahdaa '' Ethnic Lander'' waxaana laxanka, erayadda iyo musica ku ladhay isla Xaaji Xanjo. Albumka cusub wuxuu ka koobanyahay 7 heesood. Magacyada qaar ee albumka ayaanu ka helnay ilo xog ogaal waana sida tan: 1: Ethnic Lander 2: Wey duushaay 3: Ictiraaf 4: Hami 4: Amiirka aloow ii daa Ha moogaanina sanadka cusub 2012 iyo Albumka Xaaji Xanjo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 28, 2011 loool@Amiirka aloow i da. Dont forget. 6. Soo soco, soo soco SSC'yeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 haaa kuwo badan oo kale waa so socdaan, albumka marku so baxo anaaba idin daarayo, xaajiga runtii cod qatar ayuu leeyahay qaar sample aan dhageeystay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 28, 2011 Oba heesti Koonfurianska Baad ilawday lol Mise albumka labaad baan ku so dara Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 28, 2011 Macaa wuu gabyaa. ma dhageysatay gabeys giisa Shariif uu u tiriyay? Sheickk Shariifoo kumee Shanganii ka deydeyee kumee Shibis ka waayee kumee Sakiino kugu dawakhee kumee ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 28, 2011 Xaaji, tii General Bubuto ha ka iloowin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 28, 2011 Oba, you made a mistake. Heesta "way duushay" waa erayadii Xaaji Xanjo, iskudabridkii Ngonge, laxanka waxaa saaray Jacaylbaro, iyo gabdhaha xaga danba ka jiidinayana waa heblaayo iyo hebla. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 28, 2011 Xaaji ha degdegin taasi wey so socotaa. Prof abtigiis, haa ma saasey aheyd dee qalad aan fahmay markaasi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 18, 2011 The first song in the album called ''ethnic lander''is finally released bal ku raaxeesta codka xaaji xanjo iyo heestiisa Ictiraaf http://deeyoo.com/player.php?id=1875 Quote Share this post Link to post Share on other sites