Fiqikhayre Posted September 27, 2011 The General Hospital of Bosaso (Bander Qasim Hospital) has been extended and a new Building has been raised and officially opened today. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 27, 2011 Qayb cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbataalka Bosaso Waxaa maanta oo (salaasa) ah taariikhduna ku beegan tahay 27/9/2011 si rasmi ah loo furay qayb cusub oo dhowaan lagu soo biiriyey cusbataalka guud ee magaalada Boosaaso. Dhismahan oo ah mid aad u qurux badan islamarkaana ka kooban qaybo loogu tala galay in la jiifiyo dadka bukaanada ah , iyo qayb xafiisyada cusbataalka laga dhigi doono ayaa waxaa dhismihiisa iska kaashaday qaar kamid ah ganacsatada Puntland iyo Rugta ganacsiga iyo wershedaha Puntland. Munaasabadii dhisma cusub ee cusbataalka Boosaaso lagu soo kordhiyey xarigaga lagaga jarayey oo lagu soo beegay imaatinka dhakhaatiirta Turkishka ah ayaa waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdilaahi Warsame , Gudoomiyaha rugta ganacsiga Maxamuud Xayir Ibraahim , iyo Gudomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Gallan. Sidoo kale waxaa munaasabadaas goob joog ka haa qaar kamid ah ganacsatadii ganacta ka geystey hirgelinta dhismahan oo ay kamid yihiin Ismaaciil Cabdisalaan iyo Cabdiladiif Yuusuf Barre , iyo Mas’uuliyiin ka socda shirkada Isgaarsiinta ee Golis oo iyaduna kaalin fiican ka qaadatay hirgelinta qaybta cusub ee cusbataalka guud ee magaalada Boosaaso lagu soo kordhiyey. Si kastaba ha ahaatee dhismaha lagu soo biiriyey cusbataalka guud ee (Bender Qasim) Hospital ayaa ah mid la rumeysan yahay in waxabadan uu ka tari karo habsami usocodka shaqo ee cusbataalka waxaana talaabada ay ganacsatada Puntland qaadeen si aad ah u soo dhoweeyey guud ahaan bulshada ku dhaqan magaalada Boosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 27, 2011 Bender Qasim General Hospital of Bosaso Extension Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 27, 2011 Bosaso is Puntland's largest city and commercial hub with a Port located on the Gulf of Aden's Bab-el-Mandeb hence the sweat and heat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 27, 2011 Nonetheless it's liveable and a Somali Refuge, the mother of all the destitute Somali's who own a decent living and their dignity held intact Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 27, 2011 Fiqikhayre;748334 wrote: Bosaso is Puntland's largest city and commercial hub with a Port located on the Gulf of Aden's Bab-el-Mandeb hence the sweat and heat It must be VERY hot in there as every person in that picture has water running down their face. Quote Share this post Link to post Share on other sites
x-madiino Posted September 27, 2011 good job folks,, now the city has a proper hospital... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted September 27, 2011 Masha Allah waa loo baahan yahay, halkaa kasii wada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 27, 2011 The new Hospital Wing of Bender Qasim Hospital the main and general hospital of Bosaso district opened today Quote Share this post Link to post Share on other sites