Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Somali Prime Minister Gaas denies walk out on Iranian Speech during SCM

Recommended Posts

Somali Prime Minister Gaas vehemently denied walking out on the Iranian speech during the Security Council Meeting in New York and said that there were there (at the speech) during it's entirety from beginning to end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

R/wasaare C/Weli oo beeniyay in ay ka bexeen khudbadii Ahmedinajad ee QM

 

R/wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa markii ugu horeysay beeniyay warar baryahan dambe soo shaac baxay kuwaas oo sheegayay in wafdigii Soomaaliya ay ku xumeeyeen madaxweynaha dalka Iran Ahmadinejad kadib khudbad uu ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay laba beri ka hor.

 

Wafdiga Soomaalida iyo wufuud kale oo u badan dowladaha reer galbeedka ayaa faarujiyay kuraasta kadib markii ay bilaabatay khudbadda madaxweynaha Iran, sida ay qoreen warbaahinta qaarkood oo ka soo baxa dalka Mareykanka.

 

Madaxweynaha Iran Ahmadinejad ayaa khudbadiisaas ku weeraray dowladaha Mareykanka iyo Israel, waxaana uu sheegay in mareykanku isaga soo abaabulay weerarkii 11/Sebpember ee lagu qaaday daaraha New York si uu u difaaco Israel.

 

Ahmadinejad ayaa sidoo kale sheegay in weerarkii ay ciidamada Mareykanka dhawaan ku dileen hogaamiyaha Al-Qaacida Osama Binladen uu ahaa mid la soo dhoodhoobay oo ay ka dambeyso sir maadaama meydka Osama lagu tuuray badda.

 

Soomaaliya ayuu sheegay r/wasaare C/weli in aysan ku xumeyn Iran oo ay fadhiday khudbadda inta ay ka dhamaaneysay, waxa uuna sheegay in ay ku qado seegeen dhageysiga khudbadda Ahmadinejad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this