Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The president of udubland state of Somalia arrives in Stockholm sweden

Recommended Posts

Madaxweynaha M/G Udubland state oo gaaray magalada stockhlom ee wadanka sweden

Wednesday, 21 September 2011 15:36 |

 

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Udubland state mr ibraahim C/laahi cadow oo horkacaya wafdi balaaran oo gaaray magala madaxda stockhlom ee wadanka swedan

 

madaxweynaha ayaa waxaa si rasmi ah ugu soo dhaweeyey gagida dayuuradaha masuuliyiin ka tirsan dowalada swediska iyo jaaliyada udubland ee wadanka swedan .

 

madaxweynaha ayaa hada wuxuu si toos ah u guda gelay kulumo uu la qaadanaayo dhinaca masuuliyinta dowlada iswedan ayadoo lafilaayo in si doo kalle uu kulamo uu la yeesho dhamaan jaaliyadaha somalida gaar ahaan jaliyada reer udubland ee ku nool wadanka swedan ,

 

safarka madaxweynaha ayaa imanaya kadib casuumaad uu ka helay masuuliyiinta swdhishka, booqashada ayaa waxay noqoneysa booqashadii labaad Ee uu ku tago wadankaasi tan iyo markii xilka madaxweynanimada loo doortay , wararka ayaa shegaya in madaxweynaha markay u dhamaato booqashadaan wadanka swedan uu u kicitimidoono wadamo kalle oo reer yurub ah ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Udubland sheekadeedii weli ma wadaa awoowe? :D

 

How much money did the ethnics unload for this Konfurian paper admin? warka soo daa yaa Xaji Xanjo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;747682 wrote:
The people of udubland have the exact same rights as the rest of the people of Somalia and the right to self rule

Who are those people? are you referring to the 100 that were waving the SL flag in the video?

Share this post


Link to post
Share on other sites

There will be elections with in the party he was the chairman of udub and the presidential Candidate for udub 2010.

 

He will go down in history as the president who organized 3 democratic elections

 

In Somaliland they call him aabihi Dimuqriyadiyada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;747690 wrote:
The people who inhabit the regions of udubland

Meel Udubland la yiraahdo kuma taalo Jamhuuriyada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Excuse moi! Former President Daahir Riyaale Kahin organised 4 democratic elections observed by indepedant international observers.

 

Udubland maxaa lagu diidiyaa, mee ka liitan kuwa dibeda uga heesiya Ras Caseyr, AZania, Maakhir, SSC, Awdal, etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this