A_Khadar Posted September 21, 2011 Hargysa,(Qaran news) Sawirkani waa Ayaan Saleebaan Cali Nuur, oo muwaadinad Somalilander ah kuna nool magaalada Hargysa, gabadhaasi yar ayaa ciidamada booliska ee xukumada Siilaanyo ay shalay si axmaqnimo ah ugu toogteen magaalada Hargysa. Todobaadkii horana waxa ay ciidamada boolisku ay 10 xabadood ku dhufteen oo isla markiiba geeriyooday wiil 30 jir ah oo ku noolaa xaafada New Hargysa wiilkaasi oo la odhan jiray Xariir Cismaan Cawaale marxuumkaasi ayaa lagu aasay xabaalaha naaso hablood ee magaalada Hargysa. Madaxda iyo madaxweynaha hada ee Somaliland ayaa xukumadihii hore ku dhaleecayn jiray in ay xuquuqda shicibka meel kaga dhacayaan,xiligii ay mucaaridka ahaanjireen, hase ahaatee waxa xaqiiq noqotay in xukumadani ay tahay tii ugu xadgudubka badnayd ee soo marta Somaliland.oo shicibka masaakiinta ah ku haysa xasuuq Isla markaasina dhiigii shacbigii soo doortay ay daadinayso, xagii wax qabad laga sugaayay ay xabad la dhacday oo ka dhigtay wax ay dhaawacday iyo wax ay dishay. Dhanka kalena Ciidamada ee booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa 16-kii isla bishani si arxandaro ah u garaacay sawir qaade Cabdinuurow Cabdi Aboorey oo ka tirsan Telefishanka Sateliite-ka ah ee Horn Cable TV oo xaruntiisu tahay Hargeysa, iyada oo markii dambena loo taxaabay, inkasta oo markii uu in mudo ah ku jiray xabsiga suxufigaasi xorioyadiisa loo soo celiyay, hadana waxani ay xukumadu samynysaa waa waxii ay ku dhaliili jirtay xukumadii ka horaysay oo ay waliba ay baro dhaafisay una baahan in sharciga la hor keeno dadka waxani samynaaya ee umada dhibaaya Dilalka noocani ah ee ay xukumadda Silaanyo ku haysa shicibka ayaa waxa aan haba yaraatee ka hadlin hay'adihii xuquuqal iinsaanka ee qaylin jiray iyo saxaafadii afka dheerayd ee umada iyo qaranimada Somaliland u adeegi jirtay oo hada cadaatay uun in ay xisbi u adeegayeen markii jagooyinkii dawlada lagu taxayna ka aamusay xasuuqa umada Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 21, 2011 Why XXanjo never reports these atrocities but so busy about what happends in p/l? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 21, 2011 Oh god I cant even look at that pic..subhanalah! May Allah swt protect those who are vulnerable... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 21, 2011 Subxannalah. Xaaji, what is true of these accusations of violance? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 21, 2011 ^^ Are you expecting XX to come and comment about this, plus what more avidence are you looking for. The source is one of the most reliable successionist sites if there is any reliable one? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted September 21, 2011 XX is busy with Pland dee. Alla Ha,unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted September 21, 2011 Is this an isolated incident or things like this happens everyday?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2011 This happened last year its unfortunate that it happened this occurred during the riots in eastern hargeysa carafaat When the late Musa abdi elmi AUN. The former chairman of the hargeysa university was competing with the former owner of raad tv for the Chairmanship of the hargeysa university and demonstrations were organized in eastern hargeysa by Musas rival. We should all condemn such actions but the police acted and tried calming down the situation,May Allah protect our people and keep them safe, how ever i would not call it xasuuq don't over-exaggerate things a khadar this was merely an unfortunate incident. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 21, 2011 Hehe.. did you ever reported these crimes? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 21, 2011 ^ No you did and qarannews i think that is enough Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted September 21, 2011 A_Khadar, you might as well ask XX inuu lug iyo far iska jaro if you expect him to report such events... Ilaah ha'usahlo dadkeena, meel walba oo ey joogaan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 21, 2011 She is not dead like A khadar wishes with terms like "Xasuuqa" but injured. Alla ha u sahlo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted September 21, 2011 I hate the popo they even beat homeless people to death here in the States...I hope they have done internal investigation and settled the matter with the family of the victims...On a side note I was reading this funny piece written on Silanyo's presidency in Somaliland..I think it was the most funny critic piece against the president and his party..haha http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=46042 Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 21, 2011 Kool_Kat;747316 wrote: A_Khadar, you might as well ask XX inuu lug iyo far iska jaro if you expect him to report such events... I got your point.. He said the news is a year old, but he didn't report it because I just reported it...lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 21, 2011 Saalax;747327 wrote: She is not dead like A khadar wishes with terms like "Xasuuqa" but injured. Alla ha u sahlo. Did you check the source of the article and who said xasuuqa shacabka? If I wish anything, I wish you and XX to report such crimes against innocent people as you do when to they happen else where... Quote Share this post Link to post Share on other sites