Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy

Recommended Posts

Piracy off the Horn of Africa increases every year due to constant instability in the region. In 2008, 111 vessels were attacked. Since the beginning of 2011, there have already been 188 attacks. Every year worldwide piracy costs the shipping industry billions of dollars in rerouting, ransoms, and many other related expenses. These costs are then passed on to the consumer.

 

To curb piracy, the international community is working with regional partners to stabilize the region. Somalia’s U.N.-appointed Transitional Federal Government (TFG) has proven largely incapable of establishing law and order outside of parts of the capital city of Mogadishu. Constraining piracy is well beyond the limited capabilities of the TFG. By contrast, the government of Somaliland, the autonomous state in northern Somalia, is a more promising partner even though it is not recognized by the U.N.

 

Somaliland is a unique region of stability in Somalia. The state re-declared its independence in 1991 (it was briefly independent in 1960) and formed a government based on representative democracy. In 2001, Somaliland reaffirmed its independence through a constitutional referendum. For the most part, the region has been spared the conflict and instability that has afflicted the rest of Somalia and contributed to the lawlessness that allows piracy to prosper.

 

Piracy and terrorism threaten Somaliland’s relatively peaceful society. Somaliland has taken an active role in working with the international community not only to protect its citizens but also to increase its presence on the world stage. Earlier this month, Somaliland’s anti-piracy committee met for the first time to assess appropriate measures for government action. The purpose of the committee is to examine the ways in which Somaliland can work at an international level to counter piracy.

 

 

 

MORE ...... http://blog.heritage.org/2011/09/20/somaliland-a-reliable-partner-in-combating-piracy/

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Budhacdbadeed.jpg

 

Hargysa,(Qaran news)-Waxaa la xaqiijiyey in Somaliland xabsiyadeeda ay ku jireen budhcad badeed laga soo qabqabtay meelo kala duduwan iyagaoo qaarkood gacanta kula jira falal budhcad badeednimo,qaar kalana lagu qabtay iyagoo agabkii hawlgalka wata una diyaar garoobay inay fuliyaan falal budhcad badeednimo, budhcad badeedkani ayaa waxa qaarkood soo qab qabtay oo Somaliland gacanta u soo galiyay wadamada reer Galbeedka qaarkood oo budhacd badeedkaasi ku soo qab qabtay hawlgalo ay ka galeen xaabaha Somaliya

 

Gebi ahaanaaba nimankaa budhcad badeeda ee la qabtay way qirteen falalkay rabeen inay fuliyaan sidaas daradeed waxaa la hor keenay cadaalada si loo ciqaabo,waxaana lagu xukumay oo laysagu daray xadhig mudooyin kala duwan iyo ganaax lacageed oo badan,arintaasna waxay Smaliland ku mutaysatey caawimo ay siiyaan hayadaha dalka degan sida UNDP iyo dawladaha deeqda bixiya sida Ingiriiska, Denmark, waxaana la sheegay inay sanadahii 2010 iyo 2011kii ku tabaruceen dawlada Saliland lacag dhan 22 milyan oo dollar si loo yareeyo weerarada budhcad badeeda islamarkaana loo xoojiyo tayada ciidamada ka hawlgala la dagaalanka budhcad badeeda somaliland balse waxa la yaab leh markii dhawaan ay soo shaac baxday warbixin laga argagaxo oo ah in la iibsadey budhcad badeedii ku xidhxidhnaa somaliland intoodii badnaa,waxaana warbixintu sheegaysaa in tirada budhcad badeeda ku xidhnayd jeelalka Somaliland oo ahaa 78 Budhcad'badeed ay iminka tirada la hayaa tahay 29 qof oo keliya.

 

Waxaa la xaqiijiyey in la iibsadey xadhigoodii islamarkaana siyaabo kala duwan loo iibsadey budhcad badeedaas ku xidhnaa xabsiyada Somaliland ayaa laysla dhex maraayaa in xayn ka mid ah uu iibsadey gudoomiyihii maxakamada racfaanka oo dhawaan xilka laga qaadey markii la ogaadey inuu qaatey lacag badan suurana geliyey inuu sii daayo 9 budhac badeed kana qaday lacagtii ganaxa inkastoo aanay cadayn qadarka lacagta ee uu ku iibiyey xabsigooda,sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in xeer ilaaliyaha guud ee somaliland sii daayey 11 budhcad badeeda oo waqti badani ka hadhsanayd xukunkooda qadiyadaas oo la sheegay xeer ilaaliaya somaliland inay kula jireen wasiiro ka tirsan xukumada sida wasiirka arimaha debeda,ka cadaalada iyo ka madaxtooyada, lacagta lagu iibsaday maxaabiistani ayaa ah lacag boqolaal kun oo doolar gaadhaysa oo ay magaalada Hargysa keeneen budhacd badeedka xidhnaa saaxiibadood, taasi oo lacagtaasi ay xitaa gashay wasiiro iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan xukumada Siilaanyo.

 

Waxaa la sheegayaa inay budhcad badeedan ku jireen niman ka hodmay budhcad badeednimada sidaa daradeed sii deyntooda lagu bedeshay lacag badan madaama ay haystaan kayd lacageed ama hanti ma guurto ah oo intooda badani ku leeyihiin xaafada Islii ee magaalada Nairobi. ee dalka Kiiniya dhinaca kale waxaa xukumada Silaanyo eriday taliyihii xabsiyada Maxamed Maxamud Abdilaahi markii lagu helay inuu sii daayey kooxo budhcad badeeda oo xukunaa oo mudo badani u hadhey kuna sii daayey warqado ka yimi dhanka madaxtooyada isla markaana lagu amaraayey in la sii daayo 10 maxbuus oo u xidhnaa budhcad badeednimo hase yeeshee aakhirkii madaxtooyadu way ku dafirtay qoraaladaas ,sheegeena in laga been abuuray waxaana la sheegay in loo adeegsadey awooda madaxtooyada,waxa muran ma doon ah in suuqyada laysa dhex maraayo inay jiraan kooxo ku dhawdhaw madaxtooyada oo loo qaatey lacag faro badan isla markaana ku lug lahaa sii deynta budhcad badeeda iyagoo adeegsanaya awood xigaalnimo,waxaa kaloo la arkay baabuur Land crusero cuscusub oo la qaybiyey dilaalintaas ay madaxtooyada isku habta yihiin ee gacan weyn ku lahaa sii deynta budhac badeeda.

 

Hore ayaa mdaxtooyadu waxa ay xabsiga madheera ka sii daysay rag budhacd badeed ah oo ku xidhnaa kadib markii ay ku furatay rag ay madaxweynaha isku hayb yihiin oo lagu afduubay ******teeniya.

 

Isku soo wada duuboo arintani ayaan ka farxin doonin bulshada caalmka siiba wadamada Yurubta Galbeed oo uu ugu horeeyan wadamadaIngriiska iyo Denmark- oo iyagu Somaliland caawimo badan ku siiyay sidii budhcad badeedaadsi loogu hayn lahaa xabsiyada Somaliland oo ah dal nabdoon, oo ku yaala geeska Afriika inkasta oo aan Somaliland ayna caalmka ka helin aqoonsi buuxa hadana waxa loola dhaqmaa sidii dal ka madax banaan Somalidii ay la midoobeen 1960-kii oo ay ka goosteen 1991kii.

 

Musq maasuqa iyo wax isdaba marinta ayaa maraysa meeshii ugu sarysay, xukumada Siilaanyo iyada oo madaxweynahuna aanu wax badan dalka kala soconin oo uu dalku gacanta ugu jiro koox aan naxaynin oo aan khajilayn una soo shaqo tagay boobista hantida qaranta iyada oo aad meel kasto ku arkaysa laba xiiqsan oo mid kastaaba uu la cararaayo mashruuc been abuur ah, taasi oo dhaqaalahii dalka oo markii horaba iska liitay dhulka sii galisay isla markaasina samaysay sixir barar iyo busaarad baahsan.

 

 

Ali Adan

 

Qaran news

 

Hargiesa

 

Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;747306 wrote:
Im not sure he will destroy them if they are ethnic somalilanders.

The question is can he destroy anything even he wanted to...his rambo attitude is just silly to say least but understandably, I know they wanna buck out of 'we help with piracy' mantra.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this