Sign in to follow this  
Lychee

Girls and why they dress up.

Recommended Posts

I think I dress for myself and for other females. You certainly don't want them describing you as sloppy or frumpy. And females notice and judge other females more than the male species. Who dresses up for men? They arent really thaaaaaaaat important anyways.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lool I agree they are not that important :D..siiba markay intooda badan si u kala daadsanyihiin wax la isku labisoba aheen :P..wax dhiibsan aroosyada uun baan ku arka (dnt know what happens to the them the rest of the year)..lmao

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms MoOns   

The number one person I dress to impress for is only moi. It makes me feel confident about myself. I don't go overboard though with the dressing up. Sometimes I see girls looking too good for casual wear. :P Practically ready to go to a party lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

they don't need make up, born beautiful! every time I go back home, I keep hitting brakes just to watch them...they amaze me with their beauty!!!!

It's not an ova statement, you already know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Valenteenah.;747318 wrote:
^ So do you prefer to wear dirac or guntiino?

 

 

LoL @ topic. I personally dress up for aliens. Need to make a good impression if a 'First Contact' situation happens, you know?

I like Val's honest..

 

Waryaa NG, I normally don't comment this section, but when I saw your name on this topic, I though it's ok since Carabkii waala u ka dhex qaylinayo..

 

Alliya, my little neice be honest, it may not be obvious but way deep, you dress up for others at least they don't comment about your dress badly..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

A khadar of course no one wants anyone to insult the way they dress and what not..but truly when i look tidy and nice I feel better lol runtii..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Looool @ people seriously considering why they dress in certain way.

 

Im with Val.

 

Who cares if it is clean, practicale, bright and cheerful!?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Dress to perfection , and the best always, and anywhere, anytime, if you attend a function, and you are the one who look like over dressed, tell them you going to another party/function.

 

Ha la xaragoodo, Qof kala daadsan , oo labis qorxoon sidan ayaa fiirin kara?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Garnaqsi;747848 wrote:

Nice song. Reminds me of that really old song..

 

Quruxda yaan u leenahay

Qalabka yaan u sidana

Hadaydaan wax nala qabane

Ma rag qaarad kale jira buu noo qoray illaahay..

 

Hada sheekadu, 'anaa isu labista' iyo 'kaligiin ma joogtaan aduunka' ayay isu badashay. Masakin raga maanta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

*Blessed;751330 wrote:
Nice song. Reminds me of that really old song..

 

Quruxda yaan u leenahay

Qalabka yaan u sidana

Hadaydaan wax nala qabane

Ma rag qaarad kale jira buu noo qoray illaahay..

 

Hada sheekadu, 'anaa isu labista' iyo 'kaligiin ma joogtaan aduunka' ayay isu badashay. Masakin raga maanta.
:D

That was a nice song, in Riwayadii, DOOB QALAN JADII GABAY.. No doubt the girls from the old generaiton were more creative :)

 

 

Doob Qalanjadii Gabay!

Khadra Daahir & Hibo Nuura

Abdinasir Maalim &Salah Qaasim.

Hibo Nuura

 

Qof waliba dhaqankii

qoraxiba dharaarteed

qaalin waliba awrkeed

qabanqaabaduna waa guur

 

kuwuu noogu dhacay qori

xaqna aanu u leenahay

waa idinka qaarkiinee

 

ninka hore qabyo u tahay

ma qadiyo ma quustaha

doob qalanjadiisii gabay

ma dar lagu qasaaraa

 

Quruxda yaan u leenahay

qalabka yaan u sidanaa

hadaydaan waxnala qaban

ma rag qaarad kale jirabuu,

noo qoray ilaahay

 

A/Naasir Macalin

 

qaarad waliba camalkeed

qiso timidba subaxdeed

qoonkii waliba garashadii

 

 

kuwa quudhsadee kibir

marka aan qadarinaaye

waa idinka qaarkiinee

 

gabadhow ragii daa

jacayl diidey ma qaladbaa

 

 

Qisadiyo ujeedadu

mayis qaaliyee baa

taariikh runa ma qaadnaa

hadaad qalad u fahamteen

miyaan idin qasbaynaa

 

Khadra Daahir

 

Qarni waliba shubankii

qoraxiba dharaarteed

qaalin waliba awrkeed

qabanqaabadu waa guur

 

Qodobada laga alkumoo

qaabanqaabshe waa idile

hoy dumarka waa sharafe

 

Midho sare u qoofalan

maqabsade ma quusbaa

mar dar lagu misaalaa

ma dar lagu qasaaraa

qaabkii deggaanimo

yaanu u quud dareynaa

hadaydaan wax nala qaban

ma rag qaarad kale jirabuu,

noo qoray ilaahay

 

Saalax Qasim

 

Qaarad waliba camalkeed

qiso timidba subaxdeed

qoonkii waliba garashadii

 

Diidmadaa qayaxaniyo

malaa yaa sad kuu noqone

miyaad libin ku qaadaane

 

Qabooy haan biyaha quba

miyay weel u qalantaa

hablo hadalka qoonsada

qum ma loo jeclaadaa

 

Qisadiyo ujeeddadu

ma is qaaliyee baa

taariikh runa ma qaadnaa

hadaad qalad u fahamteen

miyaan idin qasbaynaa

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this