Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilaanyo receives a delegation from Switzerland +PICS

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madatooyada Ku qaabilay Wafti uu Hogaaminayo Wadanka Switzerland u qaabilsan wadamada

 

Warsaxaafadeed-Madaxtoyada.jpg

 

 

War-saxaafadeed

 

 

 

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiirka Wadanka Switzerland u qaabilsan wadamada Kenya, Burundi, Rwanda, Uganda, Somaliland, Somalia iyo Seychelles Jacques Pitteloud.

 

 

 

Weftigan oo ka koobnaa 3 xibnood waxa ay Madaxweynaha uga warameen ujeedada socdaalkooda oo ay sheegeen inay salka ku hayso sidii ay indhahooda ugu soo arki lahaayeen horumarka ay Somaliland ka samaysay dhinacyada taabo-galka dimuqraadiyada, horumarka, & nabagelyada, waxaana uu xusay inay dawladoodu danaynayso sidii ay wada-shaqayn buuxda ula yeelan lahayd Somaliland.

 

 

 

Waxa uu safarkiisu intaasi ku daray in socdaalkoodan ay ku joogayaan wadanka muddo 2 maalmood ah, isla-markaana ay la kulmayaan Labada Gole ee Baarlamaaanka, Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Axsaabta Qaranka iyo Ururada Bulshada.

 

 

 

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa uga mahadceliyay safiirka safarkoodan waxaana uu uga waramay maraaxilkii kala duwan ee ay Somaliland soo martay mudadii 20 sanadood ee ay dib ula soo noqotay xoriyadeeda, Madaxweynuhu waxa uu muujiyay inay Somaliland diyaar u tahay wada shaqayn iyo xidhiidh adag oo ay la yeelato wadamada beesha caalamka oo ay Switzerland ka mid tahay.

 

 

 

Dhinaca Xukuumada waxa Madaxweynaha ku wehelinayay kulankan Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Md. Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Rashiid Sh. Xasan.

 

 

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

 

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Markaa waa cadayn jacayl miyaa waxaasi.. The dude he is shaking isn't even smiling yet Oday Siiraanyo wide open teeth laughter.. Axyaa cadayn jacayl...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waan ku ogahay nuune waxbaad u dirtay dont let cukuse hunt you down or xirsi toorile with his knife raga madaxtooyada fadhiya wada madxw siilaanyo mhaha oo ma wada qoslaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: President Receives High Level Delegation

 

Posted on 20/09/2011 in Latest Headlines

 

Hargeisa (JSLTimes)-Somaliland president Mr. Siilaanyo receives today high level delegation at the presidential palace.

 

 

 

The delegation headed by the Switzerland ambassador to Kenya, Burundi, Uganda, Somalia and Seychelles Mr. Jacques Pitteloud who is on a two day visit to the country.

 

 

 

Presidential spokesman, Mr. Abdulahi M. Dahir issued a press statement on Tuesday that Somaliland president welcomes Mr. Jacques Pitteloud, Switzerland ambassador leading a high level delegation consisting of three officials.

 

 

 

According to the press release, the delegation briefed the country’s president the aim of their trip to the country.

 

 

 

They told that their visit has something to do with setting an eye the real situation on the ground and the progress the country took be it multi-party politics, development and security.

 

 

 

The ambassador added that his government has expressed its commitment in establishing strong ties and cooperation with Somaliland.

 

 

 

He further added that the two day visit will focus on holding meetings with the movers and shakers.

 

 

 

Regarding the press release, the delegation is expected to hold face to face meetings with both houses of Parliament, Electoral Commission, National political parties and civil society organizations.

 

 

 

Moreover, Somaliland president thanked the ambassador for the short visit that they paid to Somaliland.

 

 

 

He briefed the delegates the different ordeals that the country went through before it withdrew from the union for the past twenty years.

 

 

 

Somaliland president expressed that his government is committed in establishing with strong ties with the International community including Switzerland.

 

 

 

The president was accompanied by the minister of planning Dr. Sacad Ali Shire, Minister of Presidency Mr. Hirsi Ali Haji Hasan and the Somaliland secretary of foreign affairs Dr. Mohamed Rashiid Sh. Hasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this