Paragon Posted September 19, 2011 Maasha-Allaah. Nin nasiib leh ayunbuu Illaah isaga iyo Hooyadii macaan caafimaadiyo nabaadiino ku kulanshaa. Waad nimcaysataye duco ku raag ayaan leeyahay sxb. Waxaan filayaa in sida kale reeruhu iska ladan yihiin, Idin Alle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Narniah Posted September 19, 2011 Congratulations, Enjoy it! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 19, 2011 Sayidka, sxb no hard feeling, I couldn't understand the bit maamadaa ii timid anigana uma tagin, that was all, thanks for wishing me the same happiness though I won't smile. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 19, 2011 nuune;746905 wrote: So ayadaa kuu timid intaad adiga u tagi laheyd, and she is the one who made all the effort iney kuu imaato, waxba maadan sameyn, and you are happy! Ka daa nuune, waxaa laga yaabaa inaysan suurtogal ahayn amaba ay dhib daran ahayd inuu meesheeda ugu tagaa. The fact that uu farxad is hayn waayey oo nala wadaagey ayaa caddaynaysa inuu jeclaa inuu u tago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 19, 2011 ^^ dhib lee iga tahey waxan akhii, and Sayidka knows that, we all love our mothers to death, and I know he is still excited, and I hope he will share with me some xalwo and collab on my next London visit in few days time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted September 20, 2011 Congratulation Nin Yahow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted September 20, 2011 Nice song. Sayid, I'm happy for you walaal. Cimri dheer iyo caafimaad ayaan u rajeynayaa hooyo. Enjoy your time together (hope it is permament), Insha'Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted September 21, 2011 Sayid, farxad wanaagsan horta sxb walaahi waa wax lagu farxo waxaas... laakiin aniga markaan aqriyay titleka waxaan is dhahaaye sayid wuxuu nala socodsiin doonaa laami cusub oo laga dhisay qardha or school cucub ama musha biyeeri oo dadka, gaarida iyo ugaarta kala saaro..... loool waraa maamada hoosta ka gal aan ku dhahay aduunka wax la mid ah jaceel hooyo wiligeen ma arki doono.... Wareer Badanaa!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites