Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Garoowe: TFG Parliamentarians arrive in Puntland's State Capital for Work

Recommended Posts

GAROOWE: Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Xasan Abshir oo gaaray Caasimada Puntland

 

10-300x156.jpg

 

September 18, 2011 1:07 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print

 

Garoowe: (pp)- Waftigaan ballaaran ee uu horkacayo Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa saacado ka hor ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Garoowe. Waftigan ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey caasimada Puntland, waxaana garoonka ku soo dhaweeyey boqolaal dad ah oo isugu jira masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee ururada haweenka, dhalinyarada iyo bahda saxaafada

 

Wafdiga uu hogaaminayo Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa ka kooban 1o xildhibaan oo ka tirsan baarlammaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo la sheegayo inay Puntland u yimaadeen howlo shaqo.

 

Daawo Sawiro kale Wafdiga ayaa gacan qaaday bulshadii garoonka ku soo dhoweysay ayaa ku bogaadiyey sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey caasimada Puntland, iyagoo sheegay inay gadaal ka faah-faahinayaan sababta ay u yimaadeen Puntland.

 

Kala soco Puntlandpost warakeena danbe booqashada wafdiga DF.

 

Siciid C/salaam Siciid

 

Wakiilka Puntlandpost-Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this